18/04/2021
COVID-19 HADHACO ILAAHAY IDAMKII ...
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somaliland Primary and Secondary Teachers' Association, Education Website, Hargeisa.
18/04/2021
COVID-19 HADHACO ILAAHAY IDAMKII ...
SOPSETA waxay kala shaqaynaysaa wasaaradda waxbarashada iyo sayniska ee JSL tayaynta guud ahaan waxbarashada dalka iyo gaar ahaan kor u qaadista heerka aqooneed ee macalimiinta dalka.
dawlad walba inta awood iyo taageero ah ee ay galiso macalimiinteeda ayaaa ay ku xidhantahay horumarka ay gaadhaysaa.
macalimiinta soomaalilaan waxa ay ubaahanyihiin in laga shaqeeyo taageeradooda aqooneed, dhaqaaleed iyo waliba noloshooda aasaasiga ah.
Macalinku waa maskaxdii dunidoo malaasan.
Dhismaha waxbarashadu waa daryeelka macalinka..
SOPSETA is targeting to improve somaliland educational quality policy to put in place an effective strategy so as to get qualified scholars from national, regional to district level. SOPSETA is committed to eradicate ignorance an poverty across somaliland through educating all sectors of people. SOPSETA is running to have gender based education