17/08/2026
๐๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐ (๐๐๐ฃ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ญ๐ซ๐ฎ๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐ฑ๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง) ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐, gaar ahaan ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก, ayaa si guul leh u soo idlaaday.
Imtixaankan ayaa ka kooban tijaabooyin kala duwan, kuwaas oo lagu qiimeynayo aqoonta, xirfadaha caafimaad kartida ardayda, iyo sida ay aqoontooda ugu dabaqaan xaaladaha caafimaad ee dhabta ah.
Waxaan ku bogaadinaynaa ardaydeena Nursing iyo Public Health dadaalkooda iyo diyaar-garowgooda, waxaana u rajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan! ๐ฉบ๐