03/01/2026
📢 Diiwaangelin Furan! –
Kuliyada Royal waxa ay qaadanayaa Bishan January Fasalo cusub oo English ah🇬🇧 Muddo Kooban ku baro English-ka
⭕ English to English oo ay dhigayaan macallimiin Ajaanib ah.
⭕English to somali oo ay dhigayaan macallimiin somali ah.
Koorsooyninka kale
✅ Xisaab bilaw ah
✅ Somali bilaw ah
✅ Carabi bilaw ah
✅ Saxaafad bilaw ah.
✅Caafimaad bilaw.
Khamiisaha iyo Jimcaha ku baro si bilaash ah:
✔️Nursing
✔️Pharmacy
✔️Saxaafad
🏫 Fasalada:Subax dambe ama Habeenkii.
📤Qaybta Dugsiga hoose/dhexe ee Royal waxa ay qaadanaysaa arday cusub fasalada 1aad ilaa 8aad.
📍 Hada iska diiwaan gali Qaybaha Dugsiga iyo Qaybaha Kuliyada .
Tilmaan:inta u dhaxeysa saldhiga dhexe iyo hahwanaag ,waa Fooqa ina afdiinle dabaqa 2aad ,Ha ku qaldamin dabaqa naga hooseeya; soo dhaaf salaanka 3aad waxa aad arkaysaa magaca xafiiska Royal.
Taabo oo iska diiwaan gali Link-gan https://wa.me/+252634004687