Maraakisu Alfatxi

Maraakisu Alfatxi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maraakisu Alfatxi, Hargeisa.

Photos from Maraakisu Alfatxi's post 17/03/2026

Maraakisul Fatxi waxa ay qabatay munaasabad lagu abaalmarinayay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay tartanka Qur’aanka Kariimka ah. 📖✨

Tartankan oo loogu talagalay dhiirrigelinta barashada iyo xifdinta Qur’aanka ayaa si heer sare ah u qabsoomay, waxaana ardaydii ku guulaysatay kaalmaha h**e la guddoonsiiyay abaalmarin
Munaasabadda abaalmarinta waxaa ka soo qayb galay
Isku duwaha Wasaarada diinta iyo awqaafta gobolka maroodi jeex, agaasime ku xigeenka waaxda masaajidada iyo madaarista
Gudoomiyaha gudiga Gudida Wanaag Farista gobolka maroodi jeex culumaa’udiin, waalidiin, macallimiin iyo marti sharaf kale oo badan.
Ardaydii ku guulaysatay kaalmaha h**e ayaa la guddoonsiiyay abaalmarino kala duwan si loogu dhiirrigeliyo dadaalkooda iyo jacaylka ay u qabaan Qur’aanka Kariimka ah.

Maamulka Maraakisul Fatxi ayaa sheegay in tartankan uu yahay mid sanad kasta la qabto bisha ramadaan waana tartankii 14aad
Sidoo kale waxay hambalyo iyo bogaadin u direen dhammaan ardaydii ka qayb gashay tartanka.. 🏆

Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ardaydii ka qayb gashay tartanka, gaar ahaan kuwii ku guulaystay kaalmaha h**e.
Alle ha u barakeeyo cilmigooda, hana ka dhigo kuwo Qur’aanka ku camal fala. 🤲

Photos from Maraakisu Alfatxi's post 14/03/2026

Alxamdulillaah waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay tartankii Qur’aanka Kariimka ee ay ka qayb-galeen arday badan oo dadaal iyo karti muujiyay.
Tartankan wuxuu ahaa mid lagu dhiirrigelinayo barashada iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka.

Ugu dambayn waxaa la abaalmariyay ardaydii kaalmaha h**e gashay, waxaana la guddoonsiiyay lacag iyo shahaadooyin lagu dhiirrigelinayo dadaalkooda wanaagsan.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan macallimiinta, waalidiinta iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay qabsoomidda tartankan barakaysan.
Ilaahay ha ka abaal mariyo khayr badan ha siiyo walaasha muxsinada ah ee tartankan noo fududaysay,
hana ka dhigo Qur’aanka mid nolosheenna iftiimiya. 🤲📖

Photos from Maraakisu Alfatxi's post 09/03/2026

الحمد لله رب العالمين 🤲📖

Waxaan si farxad leh u ogeysiineynaa in Tartankii Qur’aanka – Qaybtiisa 2aad uu si guul leh u dhammaaday.

Hambalyo dhammaan ka qaybgalayaashii dadaalka sameeyay, iyo qof kasta oo ka qayb qaatay ama taageeray tartankan kheyrka badan.
Alle ha idinka abaal mariyo 🤍

Waxaan rajaynaynaa in tartankan uu noqdo mid sii socda oo dhalinyarada ku dhiirrigeliya barashada Qur’aanka Kariimka ah.

28/02/2026
07/06/2025

Maraakisu Alfatxi Waxa ay idin leedahay Ciidul Adxa Mubaarig

30/03/2025

Maraakisu alfatxi waxa u hambalyo iyo farxad la wadaagaya maamulka, macalimiinta, ardayda, waalidiinta iyo dhammaan umadda islaamka ah meel kastay oo ay joogan
munaasibada ciidul fidriga awgeed.
ku ciida farxad, barwaaqo iyo nabad galyo waarta.

Photos from Maraakisu Alfatxi's post 22/03/2025

TARTANKII 13AAD EE MARAAKISU AL-FATXI
TAAS OO LA ABAAL MARIYAY ARDAYDII KAAL MAHA GALAY

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa