Aflah Primary And Kg Schools

Aflah Primary And Kg Schools Where Students Come First.

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ:Waxa la ogaysiinayaa Waalidka, Ardayda, Macallimiinta iyo Hawlwadeennada dugsiga in maalinta Sabtida 17/01/2026...
16/01/2026

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ:

Waxa la ogaysiinayaa Waalidka, Ardayda, Macallimiinta iyo Hawlwadeennada dugsiga in maalinta Sabtida 17/01/2026 uu dugsigu FASAX yahay Munaasibadda Israa wal micraaj awgeed.

Sidoo Kale, Qaybta Xifdiga Qur'aanka Kariimka ah ee Gelinka-Dambe iyana waa FASAX maalinta Sabtida 17/01/2026.

Maamulka
_____________

Xasuusin! Berri, oo SABTI  ah - 03/01/2026, waa  Bilawga Waxbarashada Kalka labaad Ee Sannad - Dugsiyeeedka 2025 // 2026...
02/01/2026

Xasuusin!

Berri, oo SABTI ah - 03/01/2026, waa
Bilawga Waxbarashada Kalka labaad Ee Sannad - Dugsiyeeedka 2025 // 2026.

๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ก๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ปWaxa la soo noqonayaa Maalin Sabti ah 03/01/2026 haddii Alle idmo.                    Maamulk...
17/12/2025

๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ก๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป
Waxa la soo noqonayaa Maalin Sabti ah 03/01/2026 haddii Alle idmo.

Maamulka Dugsiga.
___________________

12/12/2025

Aayadaha u horreeya Suuradda Al-israa. || Jimce wanaagsan dhammantiin bahda Aflah Primary And Kg Schools.

Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad Ee Kaalmaha h**e ka galay Imtixaankii Billaha ahaa Ee Sannad-Dugsiyeedkan 2025/2026.
20/11/2025

Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad Ee Kaalmaha h**e ka galay Imtixaankii Billaha ahaa Ee Sannad-Dugsiyeedkan 2025/2026.

06/11/2025

Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii Saddexaad Ee Ka Qalin-Beddesha Qaybta Barbaarinta Mu'assasatu Aflax, Hargeysa, Somalilamd.

10/10/2025

Mumtaas Cabdikhadar, Class 4B Hablaha, Aflah Primary And Kg Schools.

06/10/2025

Shucayb Ciise Muxumed, Maamulaha Aflah Primary And Kg Schools iyo Kelmadiisa Xafladda Qalinjabinta 2024 / 2025.

04/10/2025

Kelmadda Maamulaha Guud Ee Mu'assasatu Aflax Sheekh Suldaan Axmed Macallin Ibraahin iyo Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii Sagaalaad Ee Aflah Primary And Kg Schools 2024 / 2025.

02/10/2025

Mahadsanidin Macallimiinteenna Aan Daalin!โค๏ธ๐Ÿ‘

02/10/2025

Macallin Abwaan Dirir Cabdi iyo Maanso cajiib ah oo iskugu jirta Xog-warran, Dardaaran iyo waano!

Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 9aad Ee Dugsiga Aflah Primary And Kg Schools - Hargeysa, JSL.

Sharfidda Waalid, Hooyo, Aamina Casayr Magan ahna Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Degmada Hargeysa - Gobolka Maroodijeex JS...
02/10/2025

Sharfidda Waalid, Hooyo, Aamina Casayr Magan ahna Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Degmada Hargeysa - Gobolka Maroodijeex JSL.๐Ÿ‘

Address

New Hargeysa, Waqooyiga Sariibadda Nasiye
Hargeisa

Telephone

+252634486802

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aflah Primary And Kg Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category