Ubax School

Ubax School

Share

This Is Official Page of UBAX international School

21/02/2026



Maamulka dugsiga Ubax wuxuu ku wargelinayaa dhamaan waalidiinta sharafta leh, ardayda, hawl-wadeenada iyo gaadiidka dugsiga u shaqeeya in beri oo Axad ah bishuna tahay Feb 22 - 2026 in dugsigu fasax yahay si aynu uga qayb qaadano salaada roob doonta ah ee la oogi doono.

19/02/2026


Dugsiga Ubax International School wuxuu ugu hambalyaynayaa ardayda, waalidka iyo dhamaan ummada muslimka ah curashada bisha Ramadaan, Alle ha inagu simo acmaasha wanaagsan ee bisha Ramadaan.

18/02/2026

13/02/2026

*KULANKII WAALIDKA IYO DUGSIGA UBAX INTERNATIONAL SCHOOL EE SANAD LAHA AH 2026*

Photos from Ubax School's post 13/02/2026

Alle mahadii waxa noo qabsoomey kulanka waalidka iyo maamulka ee dugsiga Ubax Primary and KG School kaas oo ka qabsoomey barxada dugsiga, waxa maamulka dugsigu xog ku saabsan habsami u socodka waxbarasho kula wadaagey waalidka iyo sidii waalidku uga qayb qaadan lahaa geediga waxbarasho iyo barbaarinta toolmoon ee ubadka

11/02/2026

Kalmada maamulaha dugsiga hoose/dhexe ee Ubax International School Sheekh Maxamed Caynaanshe

Photos from Ubax School's post 07/02/2026

ardayda dugsiga Ubax oo ka qayb qaadanaya barnaamijka safka ee dugsiga

07/02/2026



Barnaamijka safka waxa maanta ardayda kalmad qiimo badan uga jeediyey Sheekh Yaasiin Ibraahim Cabdiraxmaan

25/09/2025

Hanbalyo Maamullaha cusub ee dugsiga Ubax, waxa aan Allah kaaga baryayaa in masuuliyadda aad qaadday kugu guulleeyo.

Photos from Ubax School's post 29/08/2025

Maamulka iyo bareyaasha dugsiga hoose/dhexe ee Ubax School ayaa yeeshay kulan casho sharaf ah kaas oo laysku weydaarsadey talooyin sidoo kalena lagu dar-dar gelinayo habsami u socodka shaqo iyo bilowga sanad dugsiyeedka cusub ee 2025-26

17/08/2025

Hambalyo, maamulka iyo bareyaasha dugsiga hoose dhexe ee wuxu bogaadinaya dhamaan ardaydii u fadhiisatay imtixaanka shahaadiga sanadkan iyo waalidkoodi, oo dhamaantood wada pass gareeyey imtixaankii shahaadiga ahaa
Masha Allah Tabaraka Allah

24/07/2025

Dugsiga hoose dhexe ee Ubax School waxaa uu ogaysiinayaa inay diiwaan gelintii ardayda cusub ay furan tahay ee h**e u gaadh ama kala xidhiidh taleefanada shaashada kaaga muuqda

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadada If Iyo Akhiro, Xero Awr, Ibrahim Koodbuur
Hargeisa
021

Opening Hours

Monday 06:45 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 06:45 - 12:00
Thursday 07:00 - 11:30
Saturday 06:45 - 12:00
Sunday 06:45 - 12:00