Abdisalam Habib Jibril

Abdisalam Habib Jibril insha allh halkan waxaynu ku wadaagi doonaaa wax ina wada anfici doona. bi idni laaah.

15/11/2025

"Markaan daawashada guud
Dayaxiyo cadceeddiyo
Dildillaanka fadadkiyo
Onkodkiyo dayaankiyo
Danab laba dhacaayiyo
Dardaraa hillaaciyo
Arko hogol darroortaa
Runtu igu duxdaayoon
Derejada Ilaahay
Dib u soo xusuustaa.

Haddaan doogga cawskiyo
Deegaantu saarrayn
Dhulku duug ma yeesheen,
Diihaal ma reebeen,
Qofna kuma danaysteen
Rabbiyow dushiisoo,
Dunidaada Eebbow,
Adigaan cid diran baad
Toddobaad ku dadabtoo,
Iyadoo danbarisoo
Sida doonnan gabadheed
Inta timaha loo dabay
Dunta lagu afmeershaa
Laga furay daboolkoo,
Dalaggaad ku beertaa
Qofba weel darsanayaa."

— Daryeel | 1978.

Hambalyo
20/11/2024

Hambalyo

29/04/2023

WaLaaL aana La wda HaysAn

31/03/2023
31/03/2023
31/03/2023

Address

Hero-awr
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdisalam Habib Jibril posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category