Eng Ali Hassan Jmc

Eng Ali Hassan Jmc Cali

DegdegFacebook waxa uu sameeyay update cusub kaas oo ah in sawirada ama videoyada kuugu jira  taleefanka uu midba mar us...
04/05/2024

Degdeg

Facebook waxa uu sameeyay update cusub kaas oo ah in sawirada ama videoyada kuugu jira taleefanka uu midba mar usoo dhigo story ahaan ama post ahaan isagoo aan kaala tashan hadaba inta aysan kugu dhicin iska xir🫵
Uwac saxibkada si uu iskaga ilaaliyo

Ismail's Program

انا لله وانا اليه راجعون.Alle ha unaxaristo Maamo Xaawo Xuseen Ciid oo  maanta  teedi noqotay dhamaan ilma C/raxman Cara...
05/04/2024

انا لله وانا اليه راجعون.

Alle ha unaxaristo Maamo Xaawo Xuseen Ciid oo maanta teedi noqotay dhamaan ilma C/raxman Caraale samir iyo imaan alle haka siiyo Kayse Abdi Caraale, Ceegaag Jabuutaawi , Tubo Jabutawi , Ducaysane Jabuutaawi , Caasha Jabutaawi , Mohamed jabutaawi Khadar Jabuutawi Dhaman imaderaday samir alle haynaga wada siiyo hooyo malin barakaysan jimce ramadan u danbeeya ayu alle teedi qadaray dhamn aynu u ducayno

انا لله وانا اليه راجعون.
اللهم اغفر لها وارحمها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها بالماء والثلج والبرد ونقها من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس.

02/04/2024

07/12/2023

Address

Hargeisa
252

Telephone

634190152

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Ali Hassan Jmc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category