01/06/2026
๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐ค๐ฎ๐๐ฏ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ฎ๐ณ๐น๐ฎ๐ฑ ๐ฆ๐ฎ๐ด๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป ๐ฎ๐ต ๐ ๐ค๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐บ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ
Maanta waxaa Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa ka qabsoontay xaflad sagootin ah oo ay soo agaasimeen hablaha ardayda fasalka 4aad ee ka qalinjabinaya sanadkan Kuliyada Beeraha.
Xafladdan ayaa ahayd mid ay ardaydu ku muujinayeen mahadnaq iyo sagootin ay u sameynayeen Machadka iyo Macallimiintoodii mudada dheer soo garab istaagay waxbarashadooda. Intii ay xafladdu socotay, waxaa loo jeedaiyay hadallo iyo dardaaranno ku wajahan ardayda ka baxaysa Machadka.
Waxaa halkaas dardaaran iyo talooyin qiimo leh ka jeediyay Madaxa Kuliyadda Beeraha, Abdiqasim Xaashi Wacays, kaas oo ardayda kula dardaarmay inay ka faaโiidaystaan aqoonta ay heleen, isla markaana ay door muuqda ka qaataan horumarinta beeraha iyo bulshada.
Sidoo kale, xubno ka tirsan maamulka Machadka ayaa hadallo dhiirrigelin iyo hambalyo isugu jira u jeediyay ardayda, iyagoo u rajeeyay mustaqbal wanaagsan iyo guulo waxbarasho iyo shaqo.
Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa wuxuu hambalyo iyo duco u dirayaa dhammaan ardayda sanadkan ka qalinjabinaysa, wuxuuna u rajaynayaa guul iyo horumar mustaqbalka ah.
30/05/2026
๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฟ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ค๐ฎ๐๐ฏ๐๐ฎ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ผ๐ผ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ธ๐ฎ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฎ๐ต ๐
๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฃ๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ฐ๐ฎ๐น ๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ต.
17/05/2026
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ.
04/05/2026
๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐
๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐ ๐๐๐ซ ๐๐ก๐๐๐ง ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง-๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ช๐๐๐๐๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐๐๐ฅ-๐ค๐.
29/04/2026
๐๐ฎ๐โ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐จ๐ท๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐๐ผ๐ผ๐พ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ธ๐ ๐ง๐ถ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ
Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa waxa booqasho ku yimid wafti ka socda Hayโadda Ujamaa Africa, hayโaddaas oo soo agaasintay tababar ku saabsan Xirfadaha Nolosha (Life Skills) oo la siinayey ardayda machadka.
Booqashadan ayaa qayb ka ahayd xoojinta iskaashiga iyo taageerada horumarinta xirfadaha ardayda, gaar ahaan dhinacyada nolosha iyo shaqo-u-diyaargarowga.
Waftigu waxa ay sidoo kale indho-indhayn ku sameeyeen Hoosooyinka kala duwan ee ardaydu ku qaataan Gacan ka qabashada Farsamada Gacanta.
27/04/2026
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐
๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐.
Maanta, Maamulaha Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa Mr Xasan Xuseen Nuux ayaa ka qayb galay Kulanka Wadaagaha Aaga Tamarta JSL.
Kulankan waxa ku wehelinayey Madaxa Qaybta Renewable Energy ee Machadka Farsamada Gacanta Hargeysa.
Kulankan oo ay soo agaasimtay Wasaarada Tamarta iyo Macdanta JSL.
20/04/2026
๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐
๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ ๐๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ก๐ (๐๐ข๐๐ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ)
Maanta waxaa Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa ka qabsoomay tababar muhiim ah oo ku saabsan xirfadaha nolosha (Life Skills), kaas oo loo qabtay ardayda machadka. Tababarkan waxaa soo agaasintay Hayโadda Ujamaa Africa.
Tababarkan waxaa bixinayay macalimiin kala duwan oo ka kala socday dugsiyada magaalada Hargeysa, kuwaas oo ardayda la wadaagay aqoon iyo waayo-aragnimo ku saabsan xirfadaha nolosha ee muhiimka u ah horumarinta shakhsiyadda, wada-xaajoodka, isgaarsiinta, iyo sida loo wajaho caqabadaha nolosha.
Sidoo kale, tababarka waxaa si rasmi ah u furay madaxda sare ee Hayโadda Ujamaa Africa, kuwaas oo ardayda u jeediyay dardaaran iyo dhiirrigelin ah inay sii xoojiyaan waxbarashadooda, isla markaana ay ka faaโiidaystaan fursadaha tababar ee la siiyo si ay u noqdaan dhalinyaro wax tar leh oo bulshada anfaca.
Gabagabadii, tababarkan ayaa lagu tilmaamay mid kor u qaadaya wacyiga ardayda isla markaana gacan ka geysanaya horumarintooda Xirfadahooda nolosha.
18/04/2026
๐๐ฎ๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐
Maanta waxa Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa ka qabsoontay munaasibad si rasmi ah loogu kala wareejinayay xilka Guddoomiyaha Ardayda ee Machadka, taas oo u dhaxaysay guddoomiyihii h**e iyo guddoomiyaha cusub ee la doortay.
Munaasibaddan ayaa lagu qabtay xarunta Machadka, iyadoo ay ka soo qaybgaleen maamulka Machadka, macalimiinta, iyo ardayda qaybaha kala duwan ee machadka.
Intii ay munaasibaddu socotay, waxa si rasmi ah xilka uGu kala wareejiyay labada Gudoomiye Madaxa Arimaha Ardayda ee Machadka Farsamada Gacanta
Cabdiraxmaan Xasan Aadan โ Guddoomiyihii H**e ee Ardayda
Cabdiraxmaan Cabdirisaaq โ Guddoomiyaha Cusub ee Ardayda
Guddoomiyihii h**e ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub, isagoo u rajeeyay in uu si hufan oo masuuliyad leh u guto waajibaadka loo igmaday.
Sidoo kale, munaasibadda waxa soo gabagabeeyay Maamulaha Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa, Mudane Xasan Xuseen Nuux, kaas oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub, isla markaana ku booriyay in uu xilka si daacadnimo iyo masuuliyad leh u guto, isaga oo Alle uga baryay in uu xilka ku asturo.
Ugu dambayn, maamulka Machadka Farsamada Gacanta ee Hargeysa ayaa u mahadceliyay guddoomiyihii h**e dadaalkii iyo shaqadii uu qabtay, iyaga oo sidoo kale soo dhaweeyay guddoomiyaha cusub ee la doortay.
11/04/2026
๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐๐ค๐ ๐
๐๐ซ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ, gaar ahaan ardayda dhigata xirfadda Barashada Baabuurta (๐๐๐๐ผ ๐ ๐ฒ๐ฐ๐ต๐ฎ๐ป๐ถ๐ฐ) oo qaadanaya xiisadaha Practical-ka ee maalinlaha ah. ๐ง๐
Waxbarashada xirfaduhu waa furaha mustaqbalka, ardayduna waxay si toos ah u baranayaan xirfado shaqo abuur leh oo ka caawinaya inay noqdaan farsamayaqaano xirfad leh.