Macalin Online College

Macalin Online College Kulliyadda Luuqadaha ee Macalin Online College ku xidhnow markasta iyo meelkastaba.

27/02/2025
Macalin Online College wuxuu bilaabayaa Course-yo Tayo leh dhawaan ee lasocd wanaagsan dhamaan bahda jecel waxbarashada ...
09/06/2023

Macalin Online College wuxuu bilaabayaa Course-yo Tayo leh dhawaan ee lasocd wanaagsan dhamaan bahda jecel waxbarashada noocyadeed kala duwan.

English proverb.
02/01/2023

English proverb.

Please like and share this page.
23/04/2022

Please like and share this page.

09/03/2018

What to do if you want the benefits of a positive attitude but you're negative?

06/03/2018

Sheeko xikmad leh: kalsoonida

Aabbo ayaa gabadhiisa oo yar ayuu dalxiis geeyay si ay u soo daawato beeraha, xayawaanada iyo wabiyada, iyagoo dul socdo buundada(biriijka) ku dul yaala wabiga dushiisa ayuu gabadhii abbaheed ku yiri aabbo gacanta I qabso si aand ugu dhicin wabiga. gabadhii yareed oo ahayd gabadh illaahay xikmad wayn siiyay ayaa waxay ugu jawaabtay aabbo adigu iqabo maxaa yeelay laga yaabaa in aan kaa siibto hadaan anigu ku qabsado laakiin kaama siibanayo hadaad adigu I qabato gacanta. “ kalsoonida aad u hibayso dadka kaa mudani waxay kaa bad baadisaa hadimooyinka.”

01/03/2018

Hadaad himiladaadii hanan wayday dhawr jeer habadalin hankaagee badal hilinka loomaro

27/07/2017

If 10 Persons Love You in the word

One of these person will be me


If 1 Person Loves You in the world

It will be surely only Me

But

If no one Loves You..

It means that I am no more in the World….

15/06/2016

asxaabtayda qaaliga ah wxn ka cudur daaranaya in aan idinka mashquulay oo aanan idiin soo bandhigin barnaamijyo xiiso leh oo aan Ku mashquulsanaa wx barasho
imika ayaynu is haynaa asxaabeey

15/06/2016

no more class
no more tension
no more quiz
no more assignment
no more exam
no more presentation
it's all over!!!!!

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252654098646

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macalin Online College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Macalin Online College:

Shortcuts

Share