Eman International Schools

Eman International Schools Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eman International Schools, School, Cosob Mall, Jigjiga-Yar, Hargeisa.

Eman International School is a modern learning institution dedicated to providing students with a strong foundation in both Islamic values & academic excellence.

13/08/2026

Ku soo dhowaada sanad-dugsiyeedka cusub! πŸ“š

Eman International School wuxu si farxad leh ugu soo dhowaynayaa ardayddiisa , sanad-dugsiyeedkan cusub. Waxaan rajaynaynaa sanad ay carruurtu ku bartaan aqoon cusub, ku dhistaan kalsooni, kuna sameeyaan xusuuso wanaagsan. 🌟

Waxaan ku dadaalnaa in ardaygu helo waxbarasho tayo leh, akhlaaq wanaagsan iyo aqoon diini iyo maadi ah, si uu ugu diyaar garoobo mustaqbal wanaagsan.

πŸ“ Location: Jijjiga Yar Area, Cosob Mall, Hargeysa
πŸ“ž Wicitaan: 639041111 / 639032222

Ku soo dhowaada Eman International School β€” sanad cusub, fursado cusub, mustaqbal cusub. β€οΈπŸŽ“**

27/07/2026

Eman International School waxay si rasmi ah u furtay qaybta Gallinka Dambe ee Xifdiga Qur'aanka Kariimka ah iyo Barashada Qaacidada Nuuraaniya.

πŸ“– Fursad qaali ah oo carruurtaadu ku baran karaan akhriska saxda ah ee Qur'aanka Kariimka ah kuna xifdin karaan jawi waxbarasho oo tayo leh.

Isdiiwaangelintu way furan tahay!

Eman International School

23/07/2026

🚨WAA FURSADDI UGU DAMBAYSAY!
Toddobaadkii ugu dambeeyay ee is-qorista 2026/2027 ayaa socda!
Ha seegin fursadda aad ubadkaaga ugu diiwaangelin lahayd Eman International Schooldu gsi isku daraya
πŸ“– Waxbarasho tayo sare leh
πŸ“– Ka dhisidda luqada Englishka
πŸ•Œ Tarbiyad iyo Qiyamka Islaamka
🌟 Deegaan ammaan ah oo korriin iyo horumar leh
βœ… Boosaska fasalladu waa xaddidan yihiin. Isdiiwaangeli maanta si aad u xaqiijiso booska ubadkaaga.
πŸ“ Jigjiga Yar, Cosob Mall, Hargeysa
πŸ“ž 63 904 1111 | 63 903 2222
Eman International School – Building Strong Minds Rooted in Islamic Values.

16/07/2026

Ilmahaaga ma u dooratay dugsi dhisa mustaqbalkiisa?

Diiwaangelintu way socotaa!

Eman International School wuxuu bixiyaa waxbarasho tayo sare leh oo isku dhafan aqoonta casriga ah iyo tarbiyada Islaamka, si ardaydu ugu koraan aqoon, akhlaaq iyo karti ay mustaqbalkooda ku hoggaamiyaan.

βœ… Manhaj tayo leh
βœ… Macallimiin khibrad leh
βœ… Deegaan waxbarasho oo ammaan ah
βœ… Diyaarin buuxda oo dhinaca waxbarashada iyo anshaxa ah

🎯 Ha seegin fursadda aad ilmahaaga ugu dooran lahayd waxbarasho dhista mustaqbal ifaya.

πŸ“Cosob Mall, Jigjiga Yar, Hargeisa
πŸ“ž Wac hadda
☎️ 0639041111
☎️ 0639032222

Eman International School
Today’s Learning, Tomorrow’s Success.

Dooro Waxbarasho Tayo Leh  iyo Tarbiyad Islaami ah!Isdiiwaangelinta Eman International School way socotaa.Diin & Maadi t...
12/07/2026

Dooro Waxbarasho Tayo Leh iyo Tarbiyad Islaami ah!
Isdiiwaangelinta Eman International School way socotaa.
Diin & Maadi tayo leh
Location : Jijjiga Yar – Area Cosob Mall
πŸ“ž Wac ama WhatsApp hadda,
639 041111 | 639 032222
Booska ilmahaaga maanta xaqiiji maanta. γ‚š

09/07/2026

Ma doonaysaa in ilmahaagu barto Diin iyo Maadi tayo leh?
βœ… Isdiiwaangelinta Eman International School waa furan tahay, boosaskuna waa xaddidan yihiin.

Waxaan mudnaanta koowaad siinnaa aqoonta Diiniga ah, annagoo ku darayna waxbarasho Maadi ah oo heer sare ah si aan u dhisno jiil leh aqoon, akhlaaq iyo mustaqbal ifaya.

Location : Jijjiga Yar – Area Cosob Mall

Ha sugin! Wac ama WhatsApp nagala soo xidhiidh hadda si aad u xaqiijiso booska ilmahaaga.
πŸ“± 63 9041111
πŸ“± 639 032222

πŸ“š isdiiwaangelinta Sanad Dugsiyeedka Cusub Waa Socotaa!Ku soo biir Eman International School, oo ah dugsi mudnaanta siiy...
07/07/2026

πŸ“š isdiiwaangelinta Sanad Dugsiyeedka Cusub Waa Socotaa!

Ku soo biir Eman International School, oo ah dugsi mudnaanta siiya aqoonta Diiniga ah iyo tan Maadiga ah, iyadoo si gaar ah xoogga loo saarayo tarbiyadda Islaamka iyo barashada Diinta.
Maxaad ka heli doontaa Eman International School?

βœ… Waxbarasho tayo leh
βœ… Tarbiyad Islaami ah oo adag
βœ… Barnaamij isku dheellitiran oo Diini iyo Maadi ah
βœ… Macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo ammaan ah
πŸ“Goobta: Jijjiga Yar – Area Cosob Mall

πŸ“ž Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah kala xidhiidh:
63 9041111
639 032222

07/07/2026

Isdiiwaangelinta Sanad Dugsiyeedka Cusub Waa Socotaa!

Ku soo biir Eman International School, oo ah dugsi mudnaanta siiya aqoonta Diiniga ah iyo tan Maadiga ah, iyadoo si gaar ah xoogga loo saarayo tarbiyadda Islaamka iyo barashada Diinta.

Maxaad ka heli doontaa Eman International School?
βœ… Waxbarasho tayo leh
βœ… Tarbiyad Islaami ah oo adag
βœ… Barnaamij isku dheellitiran oo Diini iyo Maadi ah
βœ… Macallimiin khibrad leh iyo deegaan waxbarasho oo ammaan ah

πŸ“Goobta: Jijjiga Yar – Area Cosob Mall

πŸ“ž Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah kala xidhiidh:
63 9041111
639 032222

πŸŽ“ Booska ilmahaaga maanta xaqiiji, una dooro waxbarasho dhisaysa aqoon, akhlaaq iyo mustaqbal ifaya.

NEW ADMIISSION IS OPEN .πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AHWaxaa si rasmi ah u furmay diiwaan-gelinta ardayda cusub ee Eman Internation...
20/06/2026

NEW ADMIISSION IS OPEN .
πŸ“’ OGAYSIIS MUHIIM AH

Waxaa si rasmi ah u furmay diiwaan-gelinta ardayda cusub ee Eman International School sanad-dugsiyeedka cusub.

Waxaan qaadanaynaa ardayda KG1 ilaa Grade 8.

Eman International School waxa uu bixiyaa waxbarasho tayo leh oo isku dhafan aqoonta Islaamiga ah iyo tan maadiga ah, si loo kobciyo aqoonta, akhlaaqda, iyo kartida ardayga.

πŸ“ Isdiiwaangelintu way socotaa hadda.

Lasoo xidhiidh
Call: 063 9041111
WhatsApp:0639032222
Eman International Schools
Where Excellence Begins

πŸŽ“ Xafladda Qalin-jabinta Ardayda KG3 & G4 Maamulka Eman International School waxa uu si sharaf leh ugu martiqaadayaa dha...
08/06/2026

πŸŽ“ Xafladda Qalin-jabinta Ardayda KG3 & G4

Maamulka Eman International School waxa uu si sharaf leh ugu martiqaadayaa dhammaan waalidiinta iyo masuuliyiinta ardayda inay kasoo qayb galaan xafladda qalin-jabinta ardayda KG3 iyo G4.

Munaasabaddan gaarka ah waa maalin lagu maamuusayo dadaalka iyo guulaha ay gaadheen ardaydeennu, isla markaana lagu dhiirrigelinayo tallaabooyinka waxbarasho ee ay mustaqbalka qaadi doonaan.

Waxaan si kal iyo laab ah idiinka codsanaynaa inaad nala wadaagtaan farxadda iyo guusha carruurtiinna.

πŸ“š Eman International School fans

Address

Cosob Mall, Jigjiga-Yar
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eman International Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category