Hargeisa Suit House

Hargeisa Suit House

Share

✨ Your Perfect Suit, Your Perfect Style. Any Size, Any Color – Always with top quality at the best price!

Photos from Hargeisa Suit House's post 16/09/2025

“🎓✨ Weli way socotaa qiimo-dhimista u gaarka ah ardayda Jaamacadaha!⏳ ka faaiidaysi wanaagsan Ardayda aan Weli qalin-jebin.”

28/08/2024

Hambalyo dhammaan Ardayda qalinjabinaysa Sanadkan 2024, waxa maanta idiin diyaar ah safar cusub oo Suudhadhkii qalinjabinta ah- Fadlan h**e u gaadh. Jigjigayar Hargeisa.- kala xidhiidh +252 63 3088880

Hargeisa Suit House ✨ Your Perfect Suit, Your Perfect Style.
Any Size, Any Color – Always with top quality at the best price!

08/01/2023

Dhamaan Macaamiisha Qiimaha badan; waxaanu ku jirnaa wiigii u danbeeyey ee QIIMO DHIMIS-tii Sanadlaha ahayd taasi oo ku eeg 15ka bishan January 2023, waxaanu sidoo kale bixinaynaa qaybtayada dawaarka kaas oo aad ku adeegan karto ilaa bilowga Bisha Ramadaanta; Macmiil h**e u gaadh, Meheradu waxa ay ku taala Jigjigayar- Ina-Bakeer kasoo horjeedka Yemen Said Rest. ama Kala Xidhiidh 0633336161,0633337676, 0634726896.

02/01/2023

Happy New Year! Dhamaan Macaamiisha sharafta badan waxaa weli socota QIIMO DHIMIS-tii Sanadlaha ahayd oo ah 40% taasi oo aanu wadayno ilaa 15ka bishan January 2023. Macmiil ka faa'iidaysi wanaagsan, Maheradu waxa ay ku taala Jigjigayar- Ina-Bakeer kasoo horjeedka Yemen Said Rest. ama Kala Xidhiidh 0633336161,0633337676, 0634726896.

27/12/2022

Hargeisa Suit House waxay Macaamiisha sharafta leh ogaysiinaysaa in maalinta berri ah 28-December ay samaynayso QIIMO DHIMIS-tii Sanadlaha ahayd oo ah 40% dhamaan Suudhadhka, Jaakeedada, Kabaha, shaadhadhka, Cadarada iwm. Macmiil ka faa'iidaysi wanaagsan, mudada qiimo dhimistu waa 28 Dec 2022 ilaa 15ka January 2023. Maheradu axa ay ku taala Jigjigayar- Ina-Bakeer kasoo horjeedka Yemen Said Rest. ama Kala Xidhiidh 0633336161,0633337676, 0634726896.

18/12/2022

Saadaali Ciyaarta finalka ee goor dhow dhex mari doonta Vs kuna Guulayso iyo aad ku Helayso Qiimo Dhimis 30% ah muddo lix bilood ah.
Fadlan Xusuusnow Shuruudaha:
1. In aad Follow/Like saartid page kan Hargeisa Suit House
2. In aad share garaysid post-gan
3. In aad si Sax ah u Sheegtid Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto IA.
4. Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto
F.G: Hadii Dhawr Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona Qofka u Soo H**eeya Xaga Waqtiga islamarkaana shuruudaha dhamaystiray, ogow comments-ka dib laga Edit gareeyo ma tix-gelin doono. Nasiib Wacan!

Hamse HK oo ku guulaystay Saadaasha Ciyaartii dhex martay France iyo Morroco, dhamaan shuruudihii ku xidhnaana buuxiyey.

14/12/2022

Saadaali Ciyaarta Caawa dhex mari doonta Vs oo ku Guulayso ,
Fadlan Xusuusnow Shuruudaha:
1. In aad Follow/Like saartid page kan Hargeisa Suit House
2. In aad share garaysid post-gan
3. In aad si Sax ah u Sheegtid Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto IA.
4. Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto
F.G: Hadii Dhawr Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona Qofka u Soo H**eeya Xaga Waqtiga islamarkaana shuruudaha dhamaystiray, ogow comments-ka dib laga Edit gareeyo ma tix-gelin doono. Nasiib Wacan!

Cabdiqani Addison oo ku guulaystay Saadaasha Ciyaartii xalay dhex martay Argentina iyo Croatia, dhamaan shuruudihii ku xidhnaana buuxiyey

13/12/2022

Saadaali Ciyaarta Caawa dhex mari doonta Vs oo ku Guulayso ,
Fadlan Xusuusnow Shuruudaha:
1. In aad Follow/Like saartid page kan Hargeisa Suit House
2. In aad share garaysid post-gan
3. In aad si Sax ah u Sheegtid Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto IA.
4. Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto
F.G: Hadii Dhawr Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona Qofka u Soo H**eeya Xaga Waqtiga. Nasiib Wacan!

to Abdirizak Hassan Kaasi oo ku guulaystay Saadaasha Ciyaartii H**e ee dhex martay England iyo France.

10/12/2022

Saadaali Ciyaarta Caawa dhex mari doonta Vs oo ku Guulayso kaasi oo aad kaga Adeegan doonto Tukaanka ah adiga oo mar walba helaya Qiimo Dhimis ah (40%discount)
Shuruudaha:
1. In aad Follow/Like saartid page kan Hargeisa Suit House
2. In aad share garaysid post-gan
3. In aad si Sax ah u Sheegtid Natiijada Ciyaartu Ku Dhamaan Doonto IA.
4. Saadaashu Waxay Ku Eeg Tahay Markay Ciyaartu Bilaabanto
F.G: Hadii Dhawr Qof Wada Saxaan Natiijada Waxa Guuleysan Doona labada Qofka u Soo H**eeya Xaga Waqtiga. Nasiib Wacan!

www.hargeisasuithouse.com 13/01/2022

Ogeysiis Muhiim ah.. Dhammaan Macaamiisha Sharafta badan iyo cidkasta oo danaynaysa.. muddada u dhaxaysa 15ka January ilaa 5ta February 2022 waxaanu kuu samayn doonaa sanadlaha ahayd dhamaan agabka kala duwan ee meherada yaala, ka faaiidaysi wanaagsan.

www.hargeisasuithouse.com

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Jigjiga Yar, Opposite Akram Store
Hargeisa
CALLCENTER:2084