24/10/2024
COLLEGE OF COMPUTING AND IT
Beryahanba waxa Jamacadda Hargeysa ka socdey Tarka kubada cagta ee Kuuliyadda Jamacadda.
Ciyaartan oo wareegii h**e caawa soo xidhmay, waxa ay Markii labaad guushu ku raacday Xulka Kuuliyadda Computing and IT, OO aanu caawa Tartanka ka reebay Kuuliyadii waynd ee Applied and Nutral Science. Guul baan iddiin rajaynaynayaa insha iyo Isuku duubni.
27/08/2024
Congratulation to all the graduates of the University of Hargeisa, specially 14 Batch of the College of Computing & Information Technology - University of Hargeisa of this academic year 2024
10/04/2024
Ciid wanaagsan Dhamaan ba bulsho waynta Jamacadda Hargeysa, Gaar ahaan ardayda kuuliyada kuwa dhigta iyo kuwii baxayba waxa aanu leenahay
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
CIID Mubaarak Dhamaan bahweynta Jaamacadda Hargeysa. Idinka iyo qoysaskiinuba ku ciida nabad, farxad, caafimaad iyo barwaaqo.
Illaahay ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bishii Ramadaan, kuwo kale oo badana ha ina gaadhsiiyo.
27/01/2024
Hambalyo Abdirahman Hassan Mohamed oo ka Tirsanaa Kuuliyadda Computing and IT ga ee Jamacadda Hargeysa, oo ku guulaystey kaalinta koowaad ee imtixaankii shaqo ee ay qaaday wakaalada Biyaha ee Hargeisa.
Iyo Yasir Cali Mohamed oo isna ka socdey Jamacadda Frantz Fanon University oo isna galay kaalinta labaad.
Guul iyo Gobanimo ayaan u Rajaynayaa dhamaanba bahda IT ga ee Jamacadda Hargeysa.
26/01/2024
Undergraduate Certificates, Transcripts and Bulletin Book will be available at Registration office January 27th 2024 till February 1st 2024. Use the attached Schedule
25/01/2024
Registration will start at Saturday 27, January 2024, and classes for sophomore, Junior and senior will start at 3rd February 2024. INSHA ALLAHU.
WARGELIN
Xafiiska Diiwaanhayaha Jaamacaddu waxa uu ku wargelinayaa dhamaan ardeyda aan ahayn kuwa sanadka koobaad, in Diiwaangelinta kal-Jaamacaddeedka labaad ee sanad waxbarasheedka 2023/2024 uu si toos ah u bilaabmi doono Sabtida 27/01/2024. Diiwaangelintu waxay xidhmi doontaa 10 February 2024.
Casharadu waxay si toos ah u bilaabmi doonaan Sabti, 03 February 2024.
19/01/2024
Freshman of the college of Computing and IT
Semester One Academic year 2023-2024 will start at Saturday 20 January 2024.
19/01/2024
Guul wayn baanu u rajaynayaa 11 Tartame ee ka Aflaxay College of Computing and IT ee Jamacadda Hargeysa ee In ay ku Guulaystaan.
19/11/2022
College of Computing & Information Technology - University of Hargeisa
Ardayda cusub ee ku soo biiray Kuliyada sanadkan halkan ha iska eegaan arday kastaa fasalkiisa.
10/11/2022
Waxa aanu aad u soo dhawaynaynaa Ardayda cusub ee Jamacadda Hargeysa Aqbashay sanadkan gaar ahaan College of Computing and IT.