Cusman Binu Cafan Secondary School

Cusman Binu Cafan Secondary School Welcome To Cusman Binu Cafaan Secondary School
Hoyga Dhaqanka Suuban iyo Aqoon Tayo leh , macalimiin khibrad leh ,Degaan waxbarashada ku haboon.

07/04/2026

Su'aalaha Tartan Aqooneedka Kobciye Sanad-Dugsiyeedka 2025- 2026.

Mustafe Ciraaqi

Tartan Aqooneedka KobciyeWareegii 2-aad Sanad Dugsiyeedka               2025- 2026 .
05/04/2026

Tartan Aqooneedka Kobciye
Wareegii 2-aad Sanad Dugsiyeedka
2025- 2026 .

Ogeysiis                 Ogeysiis      Ogeysiis Ardayda,  Waalidka ,Macallimiinta waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga dib l...
23/03/2026

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Ardayda, Waalidka ,Macallimiinta waxaa la ogeysiinayaa in dugsiga dib loo furi doono Barri oo salaasa ah ,bishuna tahay 24.3.2026 hadii Alle yidhaa.

F.G. waxaa sii socon doona Imtixaankii inoo hadhsanaa .
Sidoo kale dhammaan fasalladu way wada galayaan imtixanka sida jadwalka ku cad .
1.Qaybta koowaad waxay galayaan 7:00 AM
2.Qaybta labaad waxay galayaan 9:00 AM

ALLAAH MAHAD LEH

___ War-gelin Muhiim ah ‐-‐--Dhammaan Ardayda ,Macallimiinta waxaa la ogeysiinayaa in Barri oo Axada taariikhduna tahay ...
21/02/2026

___ War-gelin Muhiim ah ‐-‐--
Dhammaan Ardayda ,Macallimiinta waxaa la ogeysiinayaa in Barri oo Axada taariikhduna tahay 22.2.2026 uu fasax yahay dugsigu salaada roob-doonta awgeed .
Alle ha inaga aqbalo ducada .
Alle waxaynu waydiisanaynaa roob naxariis leh iyo in uu abaaraha barwaaqo inoogu bedalo.

Top Goal Scorer in Hilaw Sports 2026.Abdiasis Yusuf .
12/02/2026

Top Goal Scorer in Hilaw Sports 2026.
Abdiasis Yusuf .

Best Player  2026 Samiir Siciid
12/02/2026

Best Player 2026 Samiir Siciid

12/02/2026

Usdaad Jamaal Goobe

12/02/2026

Final Cup 2026 ......

12/02/2026

Final Cup 2026 iyo gudoomiyaha Degmada Macalin Haaruun .
Mr Maxamuud Cabdi Koofiindhe.

12/02/2026

Final Cup iyo la taliyaha wasiirka Ciyaaraha SL
Mr Gudoomiye Khadar Jiilaal .

Gabagabada Final Cup 2026Galabta waxaa soo gabagaboobay Finalka kubada Cagta qaybta wiilasha ,waxaana wada ciyaaray laba...
12/02/2026

Gabagabada Final Cup 2026
Galabta waxaa soo gabagaboobay Finalka kubada Cagta qaybta wiilasha ,waxaana wada ciyaaray labada Fasal ee 4A Vs 2A .
Waxay ahayd ciyaar xiiso badan ,oo labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaar xiiso badan.
Waxay ciyaartu ku dhamaatay barbardhac 4A ( 2) Vs 2A(2).
Ugu danbay waxaa loo dhigay rikoodhayaal, halkaas oo guushu ku raacday fasalka 4A (6)2A(5)
Hambalyo fasalka 4A .

Xafladda Xidhitaanka Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta wiilasha 2026 .
12/02/2026

Xafladda Xidhitaanka Tartanka Ciyaaraha
Kubada Cagta wiilasha 2026 .

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
Tuesday 06:00 - 12:00
Wednesday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 12:00

Telephone

+2524105395

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cusman Binu Cafan Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Cusman Binu Cafan Secondary School:

Shortcuts

Share

Category