Abdirashid Dhagacade

Abdirashid Dhagacade Halkan waxad ka heli dontaa qoraallo la xidhiidha arimaha bulshada pagekan waxd si taxane ah uga heli doontaan arimaha bulshada khuseeya

03/05/2024

From miyi

03/05/2024

Qof inad bilaa aragti ku taageertaa waa adigoo indho la,aan gudaya.

31/08/2022

Maanta waa arbaca bil u danbeysa ee madaxweynuhu muxu yidhi?

31/08/2022

Hambalyo baladhan waxn u dirayaa ardayda maanta ka qalin jabinaysa jaamacada hargeisa.

waa maxay ma gabiley baa lala tagay 😂😂
30/08/2022

waa maxay ma gabiley baa lala tagay 😂😂

TV ga horyaal la yidhaa waa qosol su,aalihiisu😂
30/08/2022

TV ga horyaal la yidhaa waa qosol su,aalihiisu😂

30/08/2022

Waxan ku idhi iyo waxan ku yidhi midkee haboon in la isticmaalo?

Wakhtigan hada la joogo 5 ta gees ee xidigtu u taagantay waa 5 ta  maamul goboleed ee ino muuqda.Tani waa somalia.
30/08/2022

Wakhtigan hada la joogo 5 ta gees ee xidigtu u taagantay waa 5 ta maamul goboleed ee ino muuqda.

Tani waa somalia.

25/08/2022

Qofka markad libaax ku magacowdo wuu farxaa lkn inad xayawaan ugu yeedho ma ogolaado waa maxay sababtu??

22/08/2022

Somaliland 40 qofba marna muxaafid noqda marna mucaarid ah oo kolba waji cusub uso xidha bulshada.

Shirkadda caanka ah ee Johnson and Johnson ayaa ku dhawaaqday in Bilowga sannadka 2023 ay joojinayso soosaarista bootark...
13/08/2022

Shirkadda caanka ah ee Johnson and Johnson ayaa ku dhawaaqday in Bilowga sannadka 2023 ay joojinayso soosaarista bootarka Carruurta ee Johnson’s. Kaddib markii maxkamado kala duwan oo dunida ah lagaga soo oogay dacwado sheegaya in dad bootarkooda isticmaalay ay ka qaadeen xanuunka Kansarka.

38 kun oo dacwadood oo lago soo oogay shirkadda Johnson and Johnson ayaa lagu sheegay in maadadda ‘Asbestos’ ee ku jirta bootarkani ay tahay sababto kansar.

Kamaal marjaan.

Kursiga kaliya ee aanay siyaasiga iyo caruurtiisuba ku fadhiisan waa kursiga laga rido qoriga dagaalka.
12/08/2022

Kursiga kaliya ee aanay siyaasiga iyo caruurtiisuba ku fadhiisan waa kursiga laga rido qoriga dagaalka.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634252654

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirashid Dhagacade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share