Somali Opportunity Desk

Somali Opportunity Desk Somali Opportunity Desk (SOD) is a broad & wide opportunities discovery platform for somali youth around the world.

The most effective & active platform to find the latest educational opportunities including Scholarships,
Trainings, Conferences and so on

DEEQ WAXBARASHOAshinaga Africa Initiatives waa deeq hogaamineed oo caalami ah taas oo loogu tala galay in lagu horumaryo...
19/08/2021

DEEQ WAXBARASHO

Ashinaga Africa Initiatives waa deeq hogaamineed oo caalami ah taas oo loogu tala galay in lagu horumaryo wadamada la isku yidhaahdo Sub-Saharan Africa. Waxa la bilaabay 2014-kii iyadoo ujeedku ahaa in lagu horumaryo waxbarashada heer jaamacadeed welibe First Degree (Undergraduate) ee dadka agoomaha ah oo loogu diro dibada si ay wax usoo bartaan kadibna wadankooda kusoo noqdaan kana sameeyaan is bedel la taaban karo.

FAAI’DADA.
Waxaa lagaa bixinayaa dhamaan kharashaadka aad jaamacad dibadeed wax uga dhigan karto oo ay ugu horeyso, Lacagta jaamacada,lacagta deganaanshaha guriga,lacagta safaradaada iyo wixii kale ee loo arko in ay munaasib tahay.

YAA LOO OGOLYAHAY.
Qofka xareysanayaa waa….

1- In ay dhinteen waalidkii mid ama labadaba.

2- In uu dhameeyay Secondary School uuna haystaa shahaadadii heer qaran weliba uu dhameeyay labadii sano ee ugu danbaysay 2019 iyo 2020 ama uu dhamaynayo kahor Feb-2022.
3- Waa in uu dhashay wixii ka danbeeyay Sep-1999.

4- Waa in uu garanayo oo uu ku wanagsanyahay English-ta.

5- Wakhtigiisi school-ka waa in uu ku jiray dadkii ugu sarsareeyay Class-ka.

6- Waa in uu awoodaa in uu xaadiro Programska diyaarinta ah ee ka horeeya jaamacada.

7- Waa in uu kusoo noqon doonaa wadankiisa oo uu ka qayb qaadan karaa horumarkiisa.

8- Waa in aad u dhalatay wadamadan weliba ka dhamaysay Secondary schoolkii
Djibouti, Ethiopia,Kenya, Somalia, South Africa, South Sudan, Sudan, Tanzania, The Gambia, Togo, Uganda, Zambia and Zimbabwe iyo badi wadamada afrika.

Application-ku wuxuu xidhmayaa 28 january 2022

Haddii aad danaynayso ama cid danaynaysa aad garanayso Link-gan hoose riix si aad uga xaraysato.

https://ashinaga.smapply.net/ #

Follow|Share|Like|Comment

Pour les étudiants francophones : Pour accéder à ce portail de candidature en français, veuillez cliquer sur le bouton qui indique EN dans le coin supérieur droit. Cela vous permettra de changer la langue en français (FR).

Address

Hargeisa
NA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Opportunity Desk posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share