11/02/2025
Hargeisa Eduction Excellency
masha allah group Horumarinta waxbarashadda
11/02/2025
11/02/2025
“Markaanu doonayno inaan waddan maalgalino ma eegno dhinaca siyaasada iyo strategic-yada, laakiin waxa noo muhiima ma sameyn kartaa shirkad faa’iido leh iyadoo la sheegayo goobta, waana muhiim.
Koriinta GDP-gu waa koriinta ganacsiga, marka labaad dhaqan ahaan ganacsiga Africa waa noo muhiim, qarniyo badan ka hor xaqiiqadii markeygu eegno Kenya, Tanzania, Somalia and Ethiopia waxay ahaayeen ganacsiga ugu weyn ee Dubia wakhti dheer.
27/01/2025
27/01/2025
26/01/2025
Ku: Dhammaan Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawladda JSL
Ku: Telefishanka Qaranka Somaliland JSL
Ku: Idaacadda Radio Hargeysa JSL
Og: Madaxweynaha JSL
Ujeeddo: Munaasibadda Fasaxa Al-isra’Wal-Micraaj
Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu, iyada oo tixraacaysa Qodobka 64aad ee Xeerka Shaqaalaha Dawladda, (Xeer Lr. 97/2022), faqraddiisa 2aad, xarafiiska J. Waxa ay ogesysiinaysaa dhammaan masuuliyiinta Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dawliga ah, in shaqaaluhu ay fasax ka yihiin shaqada maalinta Isniita 27, January 2025-ka, oo ah munaasibadda habeenkii la’dheelmiyey Nebigeenii Muxamed (N.N.K.H) ee (Al-isra’Wal-Micraaj) kuna beegan, 27 Rajab 1446 ee Hijriga.
Haddaba, Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu isaga oo ku hadlaaya Magaca Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL iyo guud ahaan Shaqaalaha Dawladdaba waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan shaqaalaha dawladda eheladooda, xaasaskooda iyo carruurtoodaba munaasibadda Al-isra’Wal-Micraaj awgeed. Waxa aannu u rejaynayaa sannadkan sannadkiisa in ay ku gaadhaan badhaadhe, barwaaqo iyo nabad-gelyo waarta.
F.G. Shaqada waxa dib loogu soo noqon doonaa maalinta Salaasadda ee ay bishu tahay 28/01/2025-ka.
26/01/2025
Xukuumada Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro oo shaacisay in ay bilaabayaan waddada Balligubadle.
26/01/2025
Xukumada Cabdiraxmaan Cirro ayaa saaka bilowday Wadada isku xidha Hargeisa iyo Bali-gubadle
Balanqaadka Madaxwayne Cirro ee 100 maalmood ayay ka mid ahayd waxaana saaka fulay Balan-qaadkii madaxwayne Cirro
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
23
Hargeisa
00252