Turkey Education Gate

Turkey Education Gate Turkey Education Gate is an education consultancy firm based in Istanbul/Turkey which assists Stud

RAMADAAN MUBAARAK πŸ™πŸ₯°
23/03/2023

RAMADAAN MUBAARAK πŸ™πŸ₯°

Turkey Education Gate Kuhel Visaha Waxbarasho,Caafimaad iyo Dalxiis ee dalka Turkey-ga πŸ‡ΉπŸ‡·mudo Kooban iyo Qiimo Macquul a...
03/12/2021

Turkey Education Gate
Kuhel Visaha Waxbarasho,Caafimaad iyo Dalxiis ee dalka Turkey-ga πŸ‡ΉπŸ‡·mudo Kooban iyo Qiimo Macquul ah.

#

Turkey Education Gate   MUQDISHO FOOTBALL TOURNAMENT FINAL
02/12/2021

Turkey Education Gate

MUQDISHO FOOTBALL TOURNAMENT FINAL

31/08/2021

Turkey Education Gate

31/08/2021

Turkey Education Gate FOOTBALL TOURNAMENTβš½οΈβš½οΈπŸ†

Shirkadda Turkey Education Gate  oo tartan kubada cagta ah u furtay kooxo ka  dhisan Muqdisho.Nagala soco baraha Bulshad...
31/08/2021

Shirkadda Turkey Education Gate oo tartan kubada cagta ah u furtay kooxo ka dhisan Muqdisho.

Nagala soco baraha Bulshada aanu kulenahay Facebook, Instagram iyo YouTube

πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·

28/08/2021

Qaar ka mid ah ardeydii ey Viisoyinka waxbarasho u soo saartey Shirkadda Turkey Education Gate oo muujinayan dareenkooda uguna mahad celiyey Shirkadda sida wacan ee loogu qabtey adeega.
Hadafkeenu waa guusha Ardayda somaaliyeed.
Nagu soo booqo Xarumaha Shirkadda Turkey Education Gate. Ama la xidhiidh teleefanada hoos ku xusan.
Hargeisa Office :
063 333 30 15
063 333 30 10
063 333 30 11
FG: Shirkadu way ka guurtay xafiiskii h**e ee ku yaallay Dhismaha Burj Omaar waxayna u guurtay inta u dhaxaysa saldhiga dhexe iyo hotelka hadhwanaag ama sakada kaalinta ilmo xassan Gallan .
Mogadishu Office:
061 49 222 16
061 49 222 17
Kasoo horjeedka isgoyska Taleex,
Premier bank dhankiisa midig. 1st floor.
Nagala soco baraha Bulshada aanu kulenahay Facebook, Instagram iyo YouTube
πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·

 Waa Qaar kamid ah  ardeydii Viisooyinka Waxbarasho ay usoo Saartey Shirkadda Turkey Education Gate Oo Shirkadda Kusoo d...
18/08/2021

Waa Qaar kamid ah ardeydii Viisooyinka Waxbarasho ay usoo Saartey Shirkadda Turkey Education Gate Oo Shirkadda Kusoo dhaweysey Istanbul Airport.
Shirkadda wexey kusimi doonta ardeyda jamacada,waxa kaloo laga caawinaya ardeyga deeganka iyo Ciqamada.
Dhamaan ardeyda Somaaliyeed Ee doonaya Iney Wax Kusoo Bartaan Dalka Turkiga, Shirkada Turkey Education Gate Waxey Marwaliba idiinla diyaar Tahay inay idiin fududeeso Viisooyinka Waxbarasho Ee dalka Turkey-ga walibo qiimo jaban Oo Ku Raali Geliya.
Nagu soo booqo Xarumaha Shirkadda Turkey Education Gate. Ama la xidhiidh teleefanada hoos ku xusan.
Hargeisa Office :
063 333 30 15
063 333 30 10
063 333 30 11
FG: Shirkadu way ka guurtay xafiiskii h**e ee ku yaallay Dhismaha Burj Omaar waxayna u guurtay inta u dhaxaysa saldhiga dhexe iyo hotelka hadhwanaag ama sakada kaalinta ilmo xassan Gallan .

Mogadishu Office:
061 49 222 16
061 49 222 17
Kasoo horjeedka isgoyska Taleex,
Premier bank dhankiisa midig. 1st floor.
Nagala soco baraha Bulshada aanu kulenahay Facebook, Instagram iyo YouTube
πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·

29/07/2021

Bogaadin iyo hambalyo losoo jeediyay ardaydii loo sameeyay xafladdii sagootinta.

Xildhibaan Qaasin Salebaan ayaa ka mid ahaa martidii ka hadashay Xafladdii Sagootinta Ardaydii usoo baxday Visahooda Wax...
29/07/2021

Xildhibaan Qaasin Salebaan ayaa ka mid ahaa martidii ka hadashay Xafladdii Sagootinta Ardaydii usoo baxday Visahooda Waxbarashada ee Dalka Turkey.

 Shirkadda Turkey education gate ayaa gudoonsiisey qaar kamid ah  ardaydii  Visahooda Waxbarasho ee Dalka Turkey usoo ba...
29/07/2021

Shirkadda Turkey education gate ayaa gudoonsiisey qaar kamid ah ardaydii Visahooda Waxbarasho ee Dalka Turkey usoo baxday.
Hadaba Waqti yar iyo qiimo jaban ku hel aqbalada jaamacada iyo viisaha waxbarasho ee dalka Turkey-ga.
Nagu soo booqo Xarumaha Shirkadda ama la xidhiidh teleefonada hoos ku xusan.
Hargeisa Office :
063 333 30 10
063 333 30 11
Dhismaha Cusub ee Burj Omaar
Kaas oo Ku Yaalla Wadada
Madax-tooyada Gasha
Ama Kaaraha Agtiisa.
Mogadishu Office:
061 49 222 16
061 49 222 17
Kasoo horjeedka isgoyska Taleex,
Premier bank dhankiisa midig. 1st floor.

 Shirkadda  Turkey Education Gate  ayaa  uqabatay Xaflad lagu sagootinaayay in ka badan 40 arday oo Visahooda Waxbarasho...
29/07/2021

Shirkadda Turkey Education Gate ayaa uqabatay Xaflad lagu sagootinaayay in ka badan 40 arday oo Visahooda Waxbarasho ee Dalka Turkey-ga Shirkadda usoosartey.
Hadafkeenu waa guusha Ardayda somaaliyeed.
Nagu soo booqo Xarumaha Shirkadda Turkey Education Gate. Ama la xidhiidh teleefanada hoos ku xusan.
Hargeisa Office :
063 333 30 10
063 333 30 11
Dhismaha Cusub ee Burj Omaar
Kaas oo Ku Yaalla Wadada
Madax-tooyada Gasha
Ama Kaaraha Agtiisa.
Mogadishu Office:
061 49 222 16
061 49 222 17
Kasoo horjeedka isgoyska Taleex,
Premier bank dhankiisa midig. 1st floor.
Nagala soco baraha Bulshada aanu kulenahay Facebook, Instagram iyo YouTube
πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·

Address

Al– Khayre Building, Wadada Madax-tooyada
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Turkey Education Gate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Turkey Education Gate:

Shortcuts

Share