21/02/2026
BARI OO AXADA WAA FASAX .
Quality Education is our priority
21/02/2026
BARI OO AXADA WAA FASAX .
17/08/2025
Dugsiga Saami KG & Primary School waxa uu Hambalyaynayaa ardayda dugsiga oo natiijo Sare Dhamaantood ka keenay natiijooyinkii imtixaanaadka shahaadiga ahaa ee qaranka sannad-dugsiyeedka 2024-2025.
Mustaqbal farxadeed iyo horumar baan idiin rejaynaynaa.
Hanbalyo dhammaantiin.
📚 Halkan waa Saami School! 📚
🏫 Saami School waxa uu ku yaalaa xaafadda Boqol Jire, dhanka koonfureed ee Sacaadadiin.
Dugsigu wuxu bixiyaa qeybaha soo socda:
✅ KG (Barbaarinta Carruurta)
✅ Primary (Dugsiga Hoose & Dhexe)
📌 Waxa uu dugsigu leeyahay:
⚽ Garoon kubadeed
🧠 Leexooyin iyo agab kobciya maskaxda ubadka
🎓 Deegaan waxbarasho oo ku habboon koritaanka ilmahaaga
📞 Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
📱 0633861474
📱 0634746750
📱 0634729462
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |