Shifa University

Shifa University

Share

Shifa University Hargeisa Campus

16/01/2021
13/12/2020

2020

20/10/2020

Hambalyo .............. Hambalyo............. Hambalyo.

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhammaan hawl wadeenada Jamacadda Shifa waxay Halkan Hambalyo iyo Duco uga dirayaan Dhammaan Ardayda Maanta oo ay bishu tahay 20/10/2020 ka qalin jabiyay Jaamacadda Shifa.
Dadaal badan ka dib waxaad ka rumayseen hadafkiinii waxbarasho.
Allah ayaa mahadaas iska leh, waxa kale oo mahadaas iska leh Waalidka, macalimiiinta iyo maamulkiina idin garab taagnaa. Allah ha idinku anfaco cilmigaad barateen. noqda kuwii ku anfaca Diintooda, Dalkooda Iyo Dadkoodaba.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Photos from Shifa University's post 12/10/2020
18/09/2020

Waa Fursad ay Jaamacada Shifa Faraceeda Hargeisa ugu deeqday bahda waxbarahada iyo Da'yarta sanadka Soo baxday

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Caanaha Riyaha
Hargeisa