Al Huda Org

Al Huda Org

Share

Hay'adda Al-Huda waa Hay'ad khayri ah

Photos from Al Huda Org's post 04/12/2025

Xafladda Furitaanka Media Noura Bint Jaber Al Thani , oo ka kooban 31 Guri , Masaajid, saddex dugsi, Dukaano iyo xarun caafimaad.

Photos from Al Huda Org's post 04/12/2025

Munaasibad ballaadhan oo ay Hayádda Al - Huda u qabatay furitaanka Medina Noura Bint Jaber Al Thani , deeegaanka Qalax , Hargeysa.

04/12/2025

حفل افتتاح مدينة سعادة الشيخة/ نوره بنت جبر آل ثاني. منطقة قلب/ مدينة هرجيسا/ إقليم مروان جيح.

Photos from Al Huda Org's post 04/12/2025

04- 12- 2025, Xafladda xadhig ka jarka Medina Noura ( oo ah magaalo loo dhisay agoomaha ) oo ay Hayáddu ka hirgalisay deegaanka Qalax ee magaalada Hargeysa.

02/10/2025

Masu'uuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axmed Faarax, ayaa booqasho ku tagay Mashaariicda kala duwan ee hay'adda Al-Huda.

Photos from Al Huda Org's post 02/10/2025

Masu'uuliyiinta Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Xafiiska imtixaanaadka Qaranka Daa'uud Axmed Faarax, ayaa booqasho ku tagay Mashaariicda kala duwan ee hay'adda Al-Huda

25/08/2025

Furitaanka Markaska Boodhinka ah ee Magaalada Gumar

Photos from Al Huda Org's post 25/08/2025

Furitaanka Markaska Boodhinka Gumar
++++++++++++++++++

Hay’adda Al-Huda waxay ka furtay maanta magaalada Gumar ee Gobolka Hawd Markas boodhin ah oo ka kooban Dugsi waxbarasho, Hooy, Xafiisyo iyo Masjid Jaamac iyo Adeegyo kale oo dhamaantood qalabaysan.

Xaflad loo soo agaasimay si heer sare ah ayaa maanta ka qabsoontay xarunta markaska ee magaalada Gumar waxaana kasoo qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ka kala socday Dawlada, xisbiyada mucaaridka, bahda Jaamacadaha, bahda dhaqanka, siyaasiyiiin, xildhibaano, cuqaal, culimo iyo dadwaynaha deegaanka.

Photos from Al Huda Org's post 25/08/2025

Furitaanka Markas-ka Boodhinka Gumar ...

Photos from Al Huda Org's post 11/08/2025

Hay'adda Al-Huda waxay kusoo kordhisay dhisme cusub dugsiga sare ee Al-Jamaal ee xaafada Sh. Nuur, magaalada Hargeysa.

Dhismahan cusub ayaa khaas u noqon doona habalaha wax ka barta dugsiga. Dhismahan ayaa ka kooban 8 fasal iyo 2 xafiis oo qalabaysan dhamaantood.

08/07/2025

Khaalid Daa'uud Maaweel ayaa loo magacaabay Madaxa Xafiiska Shaqadda iyo Shaqaalaha ee Hay'adda Al-Huda.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


A/Dhagah Masalla
Hargeisa
2522

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00