Yool Youth Center

Yool Youth Center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Yool Youth Center, Educational Research Center, Hargeisa.

05/02/2025

*First Aid ka ku baro bilaash mudo kooban*

First Aid ku waa aqoon aynu u baahanahay dhamaanteen ba , nollosha aadamahana faa,ido baddan u leh.

Barashada first Aid ku waxay inaga caawinaysaa in aynu badbaadino alle ayaa wax bad-baadiyee naf dhibaataysan, waxa aad awood u yeelanaysaa in aad caawiso qof dhiig baxaya,qof gubtay,qof jabay iyo mid biyo ku qarqoomay ba.

Haddaba ka faa,idayso fursadan qaaliga ah oo is diwaan geli hadda.

Ardayda la qaadanayaa waa 50 arday oo keliya, yaan lagaa biixin.

Link soo raac.

https://chat.whatsapp.com/IuQSbDRaVU8KRacxknsvDX

29/01/2025

*YOOL YOUTH CENTER*

BARO XIRFADA DECORATION KA.

𝑴𝒂𝒙𝒂𝒅𝒌𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒂𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝒙𝒊𝒓𝒇𝒂𝒅𝒂𝒉𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒅𝒖𝒘𝒂𝒏 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒐𝒐 𝒌𝒂 𝒅𝒖𝒖𝒍𝒂𝒚𝒂 𝒂𝒉𝒅𝒂𝒂𝒇𝒕𝒊𝒊𝒔𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒊𝒏 uu 𝒔𝒐𝒐 𝒔𝒂𝒂𝒓𝒐 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒊𝒏 𝒙𝒊𝒓𝒇𝒂𝒅 𝒎𝒂𝒍𝒂𝒚𝒂𝒂𝒍 𝒂𝒉 𝒘u𝒙u 𝒔𝒊 𝒕𝒐𝒐𝒔𝒂 u bilabmay diwaan galintii barashada *DECORATION KA*

𝒘𝒊𝒙𝒊𝒊 𝒇𝒂𝒂𝒉𝒇𝒂𝒂𝒉𝒊𝒏𝒂 𝒌𝒍𝒂 𝒙𝒊𝒅𝒉𝒊𝒊𝒅𝒉 𝒏𝒖𝒎𝒃𝒆𝒓𝒂𝒅a hoos ku qoran ama link WhatsApp ka

*063-4590536 / 0659933360*

https://chat.whatsapp.com/B6SAYUj8x11JVadExEFtUq

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Hargeisa