Bayaan Islamic online

Bayaan Islamic online

Share

kusoodhawaw hoyga tacliinta quranka kariimka iyo culuumta shareecada Bayaan Islamic online

07/02/2026

Ku soo dhawoow Islamic Online, waxaanu ku faraxsanahay inaanu kula socod siino inaanu bixino adeegyo diini ah oo kala duwan, kuwaas oo ka kooban: -Barashada Quraanka Kariimka ah, Higaada, Qaybaha kala duwan ee Shareecada Islaamka Iwm ah, kuwaas oo ay bixinayaan macalimiin u tababaran aqoonta ay gudbinayaan.

Dhamaan hawlahan waxaad ku bartan kartaa hanaanka Online meel walba oo aad joogto dunida. Haddaba, wixii faah-faahin ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa: (+25263 3338818) WhatsApp & Call toos ah kii aad doonto.

31/01/2026
31/01/2026

Bayaan Islamic online

Photos from Bayaan Islamic online's post 20/11/2024

Sawir xasuus leh Kacbada sharafta leh sanadkii 1912 iyo 2024 Mnshallh🤩🤩🤩

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


BCD Building Floor 3
Hargeisa