03/07/2022
Walidiinta ubadkooda lajecel waxbarsho tayo leh iyo barbaarin wanagsan.
Waxa uu dugsigu qadanayaa Ardey cusub oo kooban. Fasalada uu dugsigu qadanayo waa;
KG1===kG2
Class 1 ====class 8
Noogu kaalay:
1.Waxbarsho tayo sare leh iyo barbaarin wanagsan.
2.Deegaan waxbasho.
3.Qiimo sugan.
4.Barayaal aqoon sare u leh duruusta iyo Barbaarinta ubadka
5.Xidhiidhka Waalidka oo joogto ah.
TILMAAN: Dugsigu waxa uu xaga galbeed ka xigaa KULIYADA TABABARKA MACALIMIINTA.
Is diwaan galintu waxay ka socotaa xafiisyada.
Saacadaha shaqada
Galinka h**e 8:00pm==12:00pm
Galinka dambe: 4:00Am===6:00Am
Wixii faah faahin dheeraada nagalasoo xidhiidh:
Tel:
063.4709891
063.4295437
063.4871966
28/03/2022
22/03/2022
28/01/2022
28/01/2022
29/10/2021