Toefl College

Toefl College

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Toefl College, Education, Hargeisa.

21/09/2024

Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Private toefl college waxa uu ugu bishaareynya dhaman ardayda form four 2024_2025 in uu u diyaariyey madooyinka science dugsiga sare oo kala ah
1. Physics
2. Mathematics
3. Chemistry
4. Biology
Maadoyinka waxa dhigi dona macalimin khibrad iyo aqoon sare u leh maadoyinkan . waxana lagu dhamayn dona mudo kooban oo 5 bilood ah . Ardeyga waxa sido kale laga cawin dona In lagala shaqeeyo imixitanadii h**e ee dugsiyada sare . Wixi faahfaahin inta dheer kala xidhiidh xafiiska registration ka iyo numberada hoos ku qoran 0634508390/0634544663/0634885509

Private ku waxa uu Kuyaal xafada jigjiga yar gaar ahan beriga cosob mall ama kaso horjeedka ilays primary school ( isla dugsiga sare ee simaam qaybta hablaha ).

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Hargeisa