ZMC Academy

ZMC Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ZMC Academy, Education Website, Hargaysa, Hargeisa.

🌟 ZMC FX ACADEMY πŸŽ“
Learn FX, Crypto & Diverse Skills πŸ’‘

πŸ“š 24 Books | πŸŽ₯ 12 Courses | πŸŽ–οΈ 4 Certificates

🌐 Websites:

ZMC10.com β€” Forex Education

Amaar10.com β€” Crypto Learning Platform

Yirimi10.com β€” Signals for Forex & Crypto

18/02/2026

ZMC RISK CALCULATOR

ZMC Risk Calculator wuxuu kaa caawinayaa inaad si fudud u xisaabiso lot-ka saxda ah trade kasta.
Hadda waxaad si degdeg ah ugu xisaabin kartaa Gold (XAUUSD) iyo dhammaan pairs-ka sida EURUSD, GBPUSD, NASDAQ, US30 iyo kuwo kale.

Haddii aad mar walba ku wareeri jirtay sida lot-ka loo helo ama risk-ka loo maareeyo β€” ZMC ayaa kuu fududeynaya.
Tool-kan wuxuu kuu ogolaanayaa inaad hesho lot size sax ah pair kasta adigoo ilbiriqsiyo gudaheed ku xisaabinaya.

Sidoo kale waxaad si fudud ugu xisaabin kartaa:
βœ”οΈ RR (Risk Reward)
βœ”οΈ Risk % trade kasta
βœ”οΈ Lot size sax ah
βœ”οΈ Profit & Loss estimate

βœ”οΈ Gold & all forex pairs way ku jiraan
βœ”οΈ Ku habboon beginner & pro traders
βœ”οΈ 100% FREE tool

Isticmaal hadda:
https://zmc10.com/lot-calculator/

Trade smarter. Manage risk better with ZMC.
qaabka looo Video waan kasoo wada dib danbe kuuma dhibi doonto % ama ip inaad hesho

https://t.me/zmcfree

18/02/2026

πŸŒ™ Ramadan Mubarak 2026 | ZMC Academy

Ardayda qaaliga ah ee ZMC Academy πŸ€πŸ“š
Waxaan idin rajaynaynaa Ramadaan barakaysan oo nabad, iimaan iyo horumar leh.

Bishan barakaysan ha idiin noqoto mid aad ku kordhisaan:
✨ Cibaado & Iimaan
πŸ“– Aqoon & horumar
πŸ’° Guul & mustaqbal ifaya

Haddii khalad, isfaham-waa ama qalad h**e dhexdeenna dhacay β€”
🀝 Aan iscafino oo qalbiyada nadiifino bishan barakaysan.
Ramadaanku waa bishii cafiska, jacaylka iyo walaaltinimada.

πŸ•Œ Allaha naga aqbalo soonka, salaadda iyo ducooyinka
πŸ“ˆ Ha ka dhigo sanad guul iyo barako leh dhammaanteen

Ramadan Kareem πŸŒ™βœ¨
zmc10.com

https://t.me/zmcfree

30/01/2026

Asalaamu caleykum ! ✨ Book bari kala dag website keena

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan idinla wadaago buugga ugu dambeeya ee aan qoray .
πŸ“– Sida aad ogtihiin, dhammaan buugaagtii h**e ee ZMC waa la dhammeystiray, mana jiro buug cusub oo ka dambeeya.

πŸ’‘ Qaybta ugu fiican: Buuggan cusub gebi ahaanba waa πŸ†“! Haddii aan h**e u qorsheeyay inaan iibiyo, hadda waxaan go’aansaday in dhammaan Ardaydu si xor ah ugu raaxaystaan.

πŸ“– ka-faa’iidayso dhammaan buugaagta ZMC.

🀚majirto Academy naga buug badan ama mid soomali ha nqoto ama mid kale haday jirto waa wax aad ufiican lakin maha free books kaasi

🌟 Jimce wanaagsan dhammaantiin!

zmc10.com



https://t.me/zmcfree

Photos from ZMC Academy 's post 28/01/2026

All pdf 2024 / 2025 /2026 iyo kuwo sooscdaba πŸ“„βœ¨
waxay yalan website 🌐
waad kadajisan karta ⬇️πŸ“₯
waad ka akhrisan karta πŸ‘€πŸ“–
search wuu leeyahay πŸ”
waad ka badhan karta βž•
link πŸ‘‰ https://zmc10.com/pdf/
πŸ”—πŸ’»

https://t.me/zmcfree

26/01/2026

Sawirka h**e

08/01/2026 ayan qaaday

Ka danbe

26/01/1]2026

Dumarki way ufadhida meherkii
Halka ragii ku dantay 😁

https://t.me/zmcfree

Photos from ZMC Academy 's post 24/01/2026

3 kaalimood

3 arday wan sooqaban haday ogoladan system istucmaalen

Sidoo kale ilaa 20 arday ugu sareeya iyagna iyo dhamanteen

Guul waxa jira rag. Cilmigi haya

Laakin jeebku nacas kayahay

Waxa jira rag cilmiga hayn laakin

Jeebku qoyanayhay waa casharka

Ka bartay tartanka

https://t.me/zmcfree

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Hargaysa
Hargeisa
252