Macallin guri , Hargeysa

Macallin guri , Hargeysa Macallin guri waa isku xidhaha macalinka iyo waalidka.

05/01/2026

Ka qayb qaado walaal dayactirka Qur’aanka kariimka ah oo ku darso inta aad awoodo .

1 dollar waxa ay dayactiraysaa kitaab dhan.

Zaad : 063-7400703
Maxamed Maxamuud gudoomiyaha xarunta .

Ardayda Qur'aanka ku wanaagsan ayaa la ogaaday in sidoo kale casharada dugsigana ku wanaagsan yihiin . Markaa isku day w...
13/10/2025

Ardayda Qur'aanka ku wanaagsan ayaa la ogaaday in sidoo kale casharada dugsigana ku wanaagsan yihiin . Markaa isku day waalid in aad ardaygaaga kula dedaashid barashada Qur'aanka kariimka ah .

Call : 0637400703

What's up: 0659724072

Waalid waxa aannu haynaa macalimiin khibrad u leh casharada ay gudbinayaan . Macalimiintu waxa ay iskugu jiraan ragg iyo...
07/10/2025

Waalid waxa aannu haynaa macalimiin khibrad u leh casharada ay gudbinayaan . Macalimiintu waxa ay iskugu jiraan ragg iyo dumar ba . Waxa aanu kaa caawin karnaa in ardaygaagu waxbarashada ku fiicnaado muddo yar oo kooban .

Haddii aad xiisaynaysid barnaamijkan nagala soo xidhiidh ;

Call : 0637400703

What's up: 0659724072

Shsqada ugu weyn ee Xafiiskaygu qabto waa in uu  isku xidho waalidka iyo macalimiinta .
02/09/2025

Shsqada ugu weyn ee Xafiiskaygu qabto waa in uu isku xidho waalidka iyo macalimiinta .

Waalid haddii ay jiraan maaddooyin ku adag carruurtaada waa aanu ka caawin karnaa ee nala soo xidhiidh. Call : 063740070...
02/09/2025

Waalid haddii ay jiraan maaddooyin ku adag carruurtaada waa aanu ka caawin karnaa ee nala soo xidhiidh.

Call : 0637400703

What's up: 0659724072

📍Hargeysa, Somaliland.

Ujeedadda aanu u aasaasnay xaruntani waa in la caawiyo ardayda ay waxbarashadu ku adag tahay , isla markaana la taageero...
12/08/2025

Ujeedadda aanu u aasaasnay xaruntani waa in la caawiyo ardayda ay waxbarashadu ku adag tahay , isla markaana la taageero ardayda ku wanaagsan waxbarashada iyo dugsiga. Hadafkeennu waa in aanu isa soo gaadhsiino ardayda liita iyo ardayda sareeya .

Ardaygaaga u hiili maanta oo macallin u qabo.

Waxa aannu caawin doonaa ubadkaaga haddii aad soo codsato macalimiinteenna khibrad leh.  Waxa aanu dhignaa maaddooyinka ...
12/08/2025

Waxa aannu caawin doonaa ubadkaaga haddii aad soo codsato macalimiinteenna khibrad leh. Waxa aanu dhignaa maaddooyinka kala duwan ee dugsiga iyadda oo aad adigu dooraneyso wakhtiga kugu haboon .

Give your children the best education .
12/08/2025

Give your children the best education .

12/08/2025

Ma tahay waalid jecel in ardaygiisu kaalin galo ?
Ma rabtaa in uu ilmahaagu waxbarashada ku fiicnaado ?

Waxa aan kuu haynaa macalimiin khirbrad leh .

Fadlan la wadaag muuqalkan , qof doonaayey macallin guri oo ubadkiisa caawiya .

What's up: 0659724072

Call number: 0637400703

📍 qeybta Hargeysa , Somaliland.

Waxa aannu qaadaneynaa fasalo cusub . Waalid haddii aad rabto in ardaydaadu waxbarashada ku fiicnaadaan , heersare na ka...
12/08/2025

Waxa aannu qaadaneynaa fasalo cusub . Waalid haddii aad rabto in ardaydaadu waxbarashada ku fiicnaadaan , heersare na ka gaadhan nala soo xidhiidh si aan u caawino .

Maalin wanaagsan.  Page-keenna ayaa Maddooyinkii u dambeeyey hawada ka maqnaa , cilad farsamo oo ku timid awgii . Hadda ...
12/08/2025

Maalin wanaagsan.

Page-keenna ayaa Maddooyinkii u dambeeyey hawada ka maqnaa , cilad farsamo oo ku timid awgii . Hadda se Alle mahadii waa aannu soo celinay oo si rasmi ah buu u shaqeyn doonaa .

Soo dhawaada , barayaasha iyo waalidiinta ba .

Post haddu ku soo gaadho " hi " comment noogu soo qor maadsanid.

Address

150 Street
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Macallin guri , Hargeysa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share