Aqsa edication

Aqsa edication NOQO QOF HAMMI KA LEH NOLOSHA TAN @@

23/10/2022

Subah Wanagsan waxaan Rajaynayaa In Ilaahay nabad idinku Soo kiciyey .
Waa mid. Kamid ah Xikmadaha Nolosha Aan Jeclaystay Inan Idinla Wadaago.
........

HANABLYO HANABLYO HANBAYO ARDAYDA     CILMIGAAD BARATEEN ILAHAY HAYDINKU ANFACO....
17/12/2020

HANABLYO HANABLYO HANBAYO ARDAYDA CILMIGAAD BARATEEN ILAHAY HAYDINKU ANFACO....

26/03/2020

ALLA MAHAD ISKA LEH MARKASTA WAXAN ALLE KA BARYAYNAA INUU INAGA BADBAADIYO WIXII DHIBAATO AH

Maashaa allaah ilaahaybaa xafladii inoogu dhameeyay farxad iyo sinabada waxaanan urajaynaynaa ardaydaa qalin jabisay ina...
02/08/2019

Maashaa allaah ilaahaybaa xafladii inoogu dhameeyay farxad iyo sinabada waxaanan urajaynaynaa ardaydaa qalin jabisay inay noqdaan kuwii dadkooda iyo diintoodaba anfaca. Waxaanan leenahay ilaahay haydiinku anfaco cilmigaad xambaarteen ..aamiin yaa rabbi..

Hanbalyo@ hanpalyo hanpalyo hanbalyo waxaa soo dhow oo maalmo koobani inaga xigaan@ xafladii sanad dugsiyeedka 2018 ilaa...
29/07/2019

Hanbalyo@ hanpalyo hanpalyo hanbalyo waxaa soo dhow oo maalmo koobani inaga xigaan@ xafladii sanad dugsiyeedka 2018 ilaa 2019ka ee ardayda madarasada AL AQSA ee xifdiga kitaabka alle swt ee degmada togwajaale oo kubeegan maalinta khamiista oo ay bishu tahay 2/8/2019 waxaana sanadkan kaqalin jabinaya arday isugu jirta wiilal iyo gabdho oo tiradoodu dhan tahay 27 arday@ leenahay ilaahay haynigu anfaco cilmiga iyo aqoontaad barateen hana inii fudaydiyo cilmiga iniga dhiman@ yaa rabbi@@@

13/06/2019

HOYGA AQOONTIYO AQSA HOREY USOO GAADH

07/06/2019

AQSA EDICATION TOGWAJAALE

Address

Wajaale
Hargeisa

Telephone

+252636713903

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqsa edication posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aqsa edication:

Shortcuts

Share

Category