02/02/2023
waxa dhamaan loogu bushaaraynayaa umada soomaaliyeed meel kasta ooy ka joogto daafaha dunida in loo furay hoyga barbaarinta iyo waxbarista ee "Dariiq Al Hudaa Online" kaas oo cid walba oo diyaar u ah lagu bari doono halka uu joogo xifdiga Quraanka kariimka ah iyo waliba maadooyin muhiim ah oo dhisi doona aqoontaada diimeed sida : Luqada carabiga Axaadiith-ta Caqiidada Fiqiga iyo siiradii rasuulkeena suuban SCW
intaa waxa kuu dheer oon iyana meesha ka maqneyn muxaadarooyin joogta ah iyo waliba tarbiyada iyo barbaarinta caruurta oo ahmiyad gaar ah la siinayo hadaba ka faa'iidaysi wacan fursadaa qiimaha badan.
======================================
We give good tidings to the entire Somali nation all over the world that the Dariiqul Hudaa Online Center and those in charge of it welcome them to this center for education. Everyone who wants to learn the Noble Qur’an and the studies related to it, young or old, is welcome with all love and pleasure, and we pledge with all sincerity And diligence to bring him to advanced levels in his education.