📢 Ku Soo Biir Nuur Al-Qur'an Online School!
Ma doonaysaa in aad Qur’aanka barto si fudud, joogto ah, adigoo jooga gurigaaga?
Nuur Al-Qur’an Online School waxa ay bilowday fasallo online ah oo loogu tala galay qof kasta – caruur, haween, iyo ragba!
🕓 Waqtiga Fasalka:
📅 Sabti ilaa Arbaco
⏰ Waqti: 5:00 PM (GMT+3) (ama ii sheeg haddii aad rabto waqti kale)
📘 Waxaa lagu baranayaa:
Akhriska Qur’aanka (bilow ilaa dhamme)
Tajweed (saxida akhriska)
Xifdinta Juz Amma
Macnaha Qur’aanka (Tafsir kooban)
✅ Habka Fasalka: Online (zoom ama Telegram)
📲 Diiwaangelin / Wixii Faahfaahin ah:
WhatsApp: [+252638362110]
Meel kasta oo aad joogto – Bar Qur’aanka si fudud, nidaamsan, & la hagayo.
Nala soo biir maanta!
Nuur Al quran online school
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nuur Al quran online school, School, +252638362110, Hargeisa.
29/07/2024
12/07/2024
Jumca wacan ree jigjigoow
Asc dhamaan walaaha waas salaamatihii ku soo dhawaad dugsiga Nuur Al quran online school
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
+252638362110
Hargeisa