Sahal Schools

Sahal Schools seek the knowledge

21/01/2026

Sahal Schools grade 3 boys.
Sports Day.

Fursad shaqoSahal Schools
20/01/2026

Fursad shaqo
Sahal Schools

Welcome back to Sahal Schools.
29/12/2025

Welcome back to Sahal Schools.

21/11/2025

Xujooyinku waxay kobciyaan garaadka ubadka.

Macalim Mustafe Shaacir oo ah macalimka suugaanta ee dugsiga ayaa saaka abaal marin gudoonsiiyey ardayadan oo layidhaahd...
17/11/2025

Macalim Mustafe Shaacir oo ah macalimka suugaanta ee dugsiga ayaa saaka abaal marin gudoonsiiyey ardayadan oo layidhaahdo oo leh hibada wax sawirka iyo far qurxinta.

Shalay oo  Sabti ahayd taariikhduna ku beegnayd 08/11/2025 waxay ardayda 4B ee dugsiga hoose dhexe ee Sahal Schools ku t...
09/11/2025

Shalay oo Sabti ahayd taariikhduna ku beegnayd 08/11/2025 waxay ardayda 4B ee dugsiga hoose dhexe ee Sahal Schools ku tageen booqasho waxbarasho Xarunta Kuwait School.

06/11/2025

FURSAD SHAQO OO BANAAN
Vacancy announcement.

SAHAL PRIMARY SCHOOL is seeking to recruit a competent ,committed ,self-motivated, well- trained and qualified teacher.

Job possition: square Teacher.(Grade one)
Qualification: Bachelor degree
Experience: At least 3 years.
Deadline time: Monday 10/November/2025

Interested candidates having relevant experience and qualification are requested to send their CV along with the application letter to the following Email:

[email protected]

SAHAL PRIMARY AND KG SCHOOL
Hargeisa .
26 june.
Idaacada.

 . Waa ardayad dhigata fasalka 5aad ee dugsiga hoose dhexe ee Sahal Schools. Nafiisa waxay qoraysay cashar Soomaali ah o...
04/11/2025

. Waa ardayad dhigata fasalka 5aad ee dugsiga hoose dhexe ee Sahal Schools. Nafiisa waxay qoraysay cashar Soomaali ah oo la xidhiidha iyadoo weliba ku dartay farshaxan Sawir oo aad u heer sareeya.

Maanta oo taariikhdu ahayd 15/October/2025 wuxuu dugsiga Sahal Schools  abaalmarino gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha sare ...
15/10/2025

Maanta oo taariikhdu ahayd 15/October/2025 wuxuu dugsiga Sahal Schools abaalmarino gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha sare ka gashay sanad dugsiyeedkii 2024/2025.

Daaburka subaxnimo ee dugsiga Sahal Schools  waxa saaka marti ku ahaa ardayda fasalka 8aad oo soo gudbiyey barnaamij qii...
29/09/2025

Daaburka subaxnimo ee dugsiga Sahal Schools waxa saaka marti ku ahaa ardayda fasalka 8aad oo soo gudbiyey barnaamij qiimo badan oo ku saabsan aqoonta iyo akhlaaqda wanaagsan.

15/09/2025
Daabuurka dugsiga.
15/09/2025

Daabuurka dugsiga.

Address

Hargeisa
SEEK

Telephone

+252634410447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sahal Schools:

Shortcuts

Share

Category