19/09/2024
Maamulka Dugsiga Al-Bir Educational Academy waxa uu hambalyo u dirayaa ardayda ay natiijadii imtixaanka shahaadiga ahi u soo baxay sannad dugsiyeedka 2023/2024 iyo waalidiintoodaba Kuwaas oo dhammaantood natiijo fiican keenay waxaanu leenahay hanbalyo, hanbalyo