08/07/2022
Ciid mubaarak
كل عام وانت بلخير
Alle acmaasha khayr ka leh ee aynu soo samaynah ha inaga wadda aqbalo.
Dugsiga Umulquraan online waxa uu dhamaan Tahniyada iyo farxadda ciidul adxada awgeed u dirayaa dhamaan ardayda Dugsiga umul Quraan Online.
Alle sannadkaa sanadkiisa ha inagu wadda gaadhsiiyo cafimaad qab, bash bash iyo barwaaqo.