Dugsiga ibnu cabbaas laanta October مدرسة عبدالله بن عباس فرع أوكتوبر

Dugsiga ibnu cabbaas laanta October مدرسة عبدالله بن عباس فرع أوكتوبر

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga ibnu cabbaas laanta October مدرسة عبدالله بن عباس فرع أوكتوبر, School, Hargeisa.

Kusoo dhowaada Dugsiga cabdilaahi binu cabbaas laanta October.
* Cilmigu caqliguu soo jiitaa.
*Akhlaaqduna qalbigay soo jiidataa.
*Akhristaha maanta waa hagaha bari.
*Dugsigu waa gurigaaga labaad.

18/08/2025

𝗛𝗔𝗡𝗕𝗔𝗟𝗬𝗢

Ardayda gashay 10-kalmood 𝘂𝗴𝘂 𝘀𝗮𝗿𝗿𝗲𝗲𝘆a 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗶𝗶 𝗦𝗵𝗮𝗵𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗲𝗲 𝗝𝗦𝗟 𝗲𝗲 2024-2025 ee Dugsiga.

Hanbalyo dhammaan ardayda Dugsiyada Abbaas oo muujiyey dedaal dheeraad ah guulna usoo hooyay Dugsiyada Abbaas.

01/08/2025

Ogasiis muhiim ah...

01/08/2025

Ogaysiis muhiim ah...

28/07/2025
27/07/2025

BUSHAARO. BUSHAARO. BUSHAARO

Dugsiga hoose dhexe ee Cabdillaahi bin cabbaas waxa uu ugu bushaaraynaa dadwaynaha ku dhaqan magaalada Burco inuu dugsigu bilaabay diwaangelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedkan 2025-2026.
Islamrkaana isqoristu ka socato 2 qaybood ee dugsiga.
FG. Dusigu sannadkan waxa uu soo kordhiyey qayb KG oo cusub.

18/11/2024

Waxa lagu wargelinayaa Ardayda,macilimiinta,waalidiinta iyo basaska ,
Beri oo salaasa ah 19/11/2024
In dugsiyada ibnu cabbas dib u furmidoonaan insha allah

16/11/2024

𝙁𝙖𝙨𝙖𝙭 𝙩𝙖𝙘𝙨𝙞 𝙦𝙖𝙧𝙖𝙣.

Waxaan ku wargalinaynaa dhamaan waalidiinta, ardayda, macallimiinta, gaadiidka iyo hawlwadeenada dugsiga cabbaas in dugsigu fasax yahay maalmaha Axada iyo Isniinta, 17 iyo 18 November tacsida madaxwaynihii h**e ee jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo awgeed.

08/11/2024

𝙁𝘼𝙎𝘼𝙓𝘼 𝘿𝙊𝙊𝙍𝘼𝙎𝙃𝘼𝘿𝘼

waxaa la ogeysiinayaa dhammaan Ardayda dugisga iyo waalidintaba in dugsigu fasax yahay laga bilaabo 07/11/2024 ilaa 16/11/2024
Howlaha doorashooyinka awgeed

27/09/2024

Daabuurka | fasalka 4aad arbaca 25/09/2024

20/09/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Maamulka dugsigu waxa uu u hambalyaynayaa dhammaan ardayda sanadkan 2023/2024 u fadhiisatay imtixaanki shaahadiga ahaa oo ay kaso hooyeen dhibco sare.
Waxaanu idin rajaynaynaa dhammaantiin inaad sii wadaan hayaankiina waxbrasho iyo guulo kaloo badan insh allah.

19/09/2024

Daabuurka | fasalka 4aad Dugsiga ibnu cabbaas laanta October مدرسة عبدالله بن عباس فرع أوكتوبر 16/09/2024
Admin: cabdraxman sh. Yusuf

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa