QOLKA AQOON & CILMI

QOLKA AQOON & CILMI Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from QOLKA AQOON & CILMI, Education Website, Hargeisa.

You can also follow on Instagram to see more.
22/06/2024

You can also follow on Instagram to see more.

SI AAD U HESHO WAX AADAN HAYSAN WAA INAAD QABATAA WAX AADAN H**E U QABAN
22/06/2024

SI AAD U HESHO WAX AADAN HAYSAN WAA INAAD QABATAA WAX AADAN H**E U QABAN

MARKA HOGAAMIYUHU UU XALIN WAAYO DHIBAATOOYINKA, DHIBAATADA AYAA NOQOTA HOGAANKA HAGAANKUNA DHIBAATO AYUU UMAADA KU NOQD...
22/06/2024

MARKA HOGAAMIYUHU UU XALIN WAAYO DHIBAATOOYINKA, DHIBAATADA AYAA NOQOTA HOGAANKA HAGAANKUNA DHIBAATO AYUU UMAADA KU NOQDAA!!!

TUSAALE: HADII HOGAAMIYAHA WADANKA UU XALIN WAAYO DHIBAATOOYINKA DALKA SIDAA AANOYINKA QABIILADA MA JOOGSANAYAN WELIGOOD WAXAYNA NOQONAYSA MID SOO NOQNOQOTA

HOGAAMINAYA XUN WAA MIDKA DADKIISA IYO DALKIISA CIIDA KU DARA SI UU DHULKA U XUKUMO.            SUN TZUHOGAAMINAYA XUN W...
12/06/2024

HOGAAMINAYA XUN WAA MIDKA DADKIISA IYO DALKIISA CIIDA KU DARA SI UU DHULKA U XUKUMO.
SUN TZU

HOGAAMINAYA XUN WAA MIDKA DADKIISA IYO DALKIISA CIIDA KU DARA SI UU DHULKA U XUKUMO, TUSAALE IMISA MADAXWEYNE AYAA ARAGTAY OO DALKOODA DAGAAL SOKEEYE GELIYEY SI AY KURAIGA USII JOOGAN.

Si Aad U Ogaato cadowgaga Iyo Damaciisa Waa in aad Adigu Cadow Isu Noqota !!!Si Aad U Ogaato cadowgaga Iyo Damaciisa Waa...
12/06/2024

Si Aad U Ogaato cadowgaga Iyo Damaciisa Waa in aad Adigu Cadow Isu Noqota !!!

Si Aad U Ogaato cadowgaga Iyo Damaciisa Waa in aad Adigu Cadow Isu Noqota Waa Odhahdii Dagaalyahanki Zun Tzu oo uu ula Jeeday Si aad uga guulaysato Cadowga Dabin Koodana ufahanto Waa In aad Naftaada Taqaana iyo Daldalol Kasta oo ay kasoo Geli karaan intaa hadaad samayso Cadowgaga waad ka adkaanay.

WADADA HORUMARKU WAXAY KA BILAABATA MARKAD JOOJISO INAD CID KALE ISKA DHIGTO AADNA  WAAYO INAAD NOLOSHADA DADKA KALE BAR...
12/06/2024

WADADA HORUMARKU WAXAY KA BILAABATA MARKAD JOOJISO INAD CID KALE ISKA DHIGTO AADNA WAAYO INAAD NOLOSHADA DADKA KALE BARBARDHIGTO WAXAY KEENAYSA IN AAD GUUSHA GAADHI WAYDO.

Inaad noloshaada barbardhigto Nolosha dadka kale Maaha wax wanaagsan waxayna keenaysa inaad gaadhi waydo Hadafkaaga Tusaale Hadaad Noloshada barbardhigto Ninka magaalada ugu taajirsan Adna aad faqiir tahay Waxaad La Kulmaysa Niyad Jab Waayo Waayo Ma heli kartid Wuxuu heli karo sidaa Darteed Adigu adiga uun ahoow Dedaalna Samee

Qolkan Waxaa Loogu Talo Galay Dadka Xiiseeya Aqoonta Iyo Cilmiga Iyo waxbarashada Sida, Macalin Ama Arday Ama Qofkasta O...
12/06/2024

Qolkan Waxaa Loogu Talo Galay Dadka Xiiseeya Aqoonta Iyo Cilmiga Iyo waxbarashada Sida, Macalin Ama Arday Ama Qofkasta Oo Aqoon Raba in uu faaido.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QOLKA AQOON & CILMI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share