HAMBALYO DHAMMAAN XUKUUMAD IYO SHACABA Somaliland
GMJH, Dallad-hoosaadka Gobolka Maroodi-Jeex(MAHETA) iyo Dallada SOMHETU waxa ay hambalyo u dirayaan dhammaan xukuumadda iyo shacabka JSL, munaasibadda aqoonsiga JSL awgeed.
Waa maalin galidoonta sooyaalka
Hannaanka dawladnimada JSL.
Somaliland Higher Education Teachers' Union - Somhetu
Somaliland higher education teachers union(SOMHETU) is a national trade union registered at the mini
21/10/2025
https://youtu.be/ShO1M3LUz0A?si=fG7VvajOy1_I9QFW
Muuqaalka Guud Ee Furitaanka Shirweynaha Nabada Oo Maanata Ka Furmey Magaalada Ceerigaabo Nyd de videoer og den musik, du holder af, upload originalt indhold, og del det hele med venner, familie og verden på YouTube.
29/08/2025
Waxa lagu wargalinayaa dhammaan macalimiinta Jaamacadda Hargeisa in ay ka soo qayb-galaan aaska marxuum ‘Caabi Mohamed Caabi’ oo ah Mukhtaar Maxamed Caabi walaalkii alle haw naxariistee. Oo ku geeriyooday dalka Faransiiska Maydkisii la keeni doono bari oo Sabti ah lagana soo dajindoono maydka marxuumka madaarka Egal International Airport. Sidaa awgeed
Waxa maydka Salaada Duhur lagaga tukan doonaa Masjidka Faaduma ee udhaw Hotel Grand Hadi . Waxaana lagu aasi doonaa marxuumka Xabaalaha Malowle ee Galbeedka Hargeisa.
05/06/2025
Dallada SOMHETU waxa ay hambalyo u diraysaa dhammaan barayaasha sare ee Jaamacadaha dalka JSL iyo qoysaskooda munaasibadda ciidal-adxaa awgeed, in Ilaahay subxaanahu watacaalaa inagu gaadhsiiyo sanadka sanadkiisa bash-bash iyo barwaaqo inagana yeelo kuwii loo dambi dhaafo aamiin .....aamiin
17/05/2025
Happy 18 May Dhamaan
Dallada SOMHETU waxay hambalyo iyo tahniyad udirayaan dhammaan barayaasha Jaamacadaha dalka JSL iyo qoysaskooda munaasabadda 18 May awgeed waxaananu leenahay sanad guuro wacan ilaahay haynagu gaadhsiiyo sannadka sannadkiisa bash-bash iyo barwaaqo-sooran.
aamiin.....aamiin.... aamiin.
29/03/2025
CIID MUBAARAK
CIID MUBAARAK WA KULLU CAAMIN WA ANTUM BIKHAYR
Dallada SOMHETU waxay hambalyo iyo tahniyad udirayaan dhammaan barayaasha Jaamacadaha dalka JSL iyo qoysaskooda munaasabadda ciidal fidhriga awgeed waxaananu leenahay ciid mubaarik wa kullu caamin wa antum bikhayr, ilaahay haynagu gaadhsiiyo sannadka sannadkiisa bash-bash iyo barwaaqo-sooran. Waxaanu ilaahay ka rajaynanaa in ilaahay inaga aqbalo acmaashii saalixa ahayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee ramadaan aamiin.....aamiin.... aamiin.
28/02/2025
🌙_RAMDAAN MUBARAK 🌙
Dallada SOMHETU waxa ay hambalyo u diraysaa dhammaan barayaasha sare ee Jaamacadaha dalka JSL iyo qoysaskooda munaasibadda bilashada bisha Ramadan awgeed, in Ilaahay subxaanahu watacaalaa inagu gaadhsiiyo sanadka sanadkiisa bash-bash iyo barwaaqo inagana yeelo kuwii loo dambi dhaafo aamiin .....aamiin
غداً أول ايام شهر رمضان المبارك اعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات وكل عام وحضراتكم بخير ❤
09/01/2025
19/11/2024
Hambalyo Hambalyo
Dallada midawga macalimiinta Jaamacadaha Dalka JSL waxa ay hambalyo u diraysaa mudane Abdirahman Abdilahi Egal(Ciro) iyo mudane Mohamed Ali Abdi, munaadibadda doorashada madaxtooyada JSL oo ay ku guulaysteen Jagada madaxwayne iyo madaxwayne ku-xigeen ee xisbiga Wadani waxa sidoo kale dalladu hambyo u diraysaa saddexda xisbi: Wadani, Kaah iyo Kulmiye oo ku guulaystay Jagada xisbinimo ee doorashooyinka ururada.
Hambalyo....Hambalyo
16/11/2024
TACSI
Inaalilaahi Wa inaa ilayhi rajicuun
Dallada midawga macalimiinta Jaamacadaha Dalka JSL waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, qaraabadii iyo Qaranka JSL waxaanay ka tacsiyadaynayaan geerida naxdinta leh ee ku timi marxuum Axmed Mohamed Siilaanyo madaxwaynihii h**e ee JSL oo xalay ku geeriyooday magaalada Hargeisa, waxaanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka in ilaahay naxariistii Janno ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin....aamiin.
Khudbadii madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi ee Jamacada Tima-Ade
Tima-ade University
18/08/2024
The Center for Research and Community Services, University of Hargeisa is delighted to invite you to a training session on "Qualitative Data Analysis with MaxQDA Software" from August 20-22, 2024, running daily from 9:00 AM to 12:00 PM at the OCVP Hall, University of Hargeisa.
This enriching training will be facilitated by Dr. Abdiwahab Hashi Esse, PhD, a distinguished expert with extensive experience in qualitative research.
Organized by the Center for Research, Publications and Community Services, University of Hargeisa , this training is ideal for researchers, students, and professionals looking to expand their analytical capabilities.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 18:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 18:00 |