07/09/2015
Ogeysiis Ogeysiis
waxa loogu bushaareybayaa dhamaan waalidiinta somaliyeed ee daafaha dunida kukala nool ee ubadkooda la jecel tarbiyeynta iyo barashada diinta machdadka daarta quraanku wuxuu
uhayaa Coursyo cusub markaa soo gaadh oo la xiriirt Skype Daarta.Quraanka
isdiinwaan galintuna waxay waxay ku eekaan doontaa 15/9/2015