University of Hargeisa

University of Hargeisa Welcome to the University of Hargeisa -the perfect place for serious students. We want you here and will work hard to serve your needs.

The University of Hargeisa (UoH), established in 2000, is a leading public higher education institution in Somaliland. Located in the capital city, Hargeisa, UoH offers a wide range of undergraduate and postgraduate programs across various disciplines, including Medicine, Engineering, Law, Business, and Social Sciences. Committed to academic excellence, research, and community development, the uni

versity serves as a key driver of educational progress in Somaliland, empowering students to contribute to the region’s social and economic growth. UoH fosters a collaborative learning environment and strives to enhance its global engagement through partnerships and innovative initiatives.

Jaamacadda Hargeisa ayaa Macallin Cabdilaahi Muuse qaalib oo ah Bare dalkiisa ugusoo shaqeeyey duruufo adkaa oo waxbaras...
28/08/2026

Jaamacadda Hargeisa ayaa Macallin Cabdilaahi Muuse qaalib oo ah Bare dalkiisa ugusoo shaqeeyey duruufo adkaa oo waxbarasho oo uu kaga Qeyb qaatay dhismaha dalka ku maamuustay Shahaado sharaf.



Sawirro | Qaybta 7aad Madaxda iyo hawl-wadeenada Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 23aad ee Jaamacadda Hargeisa. Hambalyo...
28/08/2026

Sawirro | Qaybta 7aad

Madaxda iyo hawl-wadeenada Xafladda Qalin-jabinta Dufcaddii 23aad ee Jaamacadda Hargeisa.

Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay! 🎓



27/08/2026

‘’Waxaan jeclaan lahaa in hooyadey maanta garabkeyga ahaato’’ Ardayad ka mida qalin-jebiyeyaasha dufcaddii 23aad ee Jaamacadda Hargeysa



27/08/2026

“Waxaan aad iyo Aad ugu kalsoonahay ardayga Jaamacadda Hargeysa ka baxayaa in uu ka duwanaanayo ardayda kale”

Gudoomiyaha Jaamacadda Hargeysa.
Dr. Maxamed Axmed Sulub.

27/08/2026

Muuqaal: Xafladda Qallin-jabinta Jaamacadda Hargeysa oo maanta ay ka qallin-jabiyeen 1,452 arday oo isugu Jira Heerka koobaad iyo Heerka Abaad ee barnamijyada Jaamacadda Ka baxa.

27/08/2026

“Maanta riyadaydiibaa rumowday waxaan leeyahay Hi !! Wardi oo ka mida ardayda kulliyada culuumta cilmiga bulshada.

Sawirro | Qaybta 6aad🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabi...
27/08/2026

Sawirro | Qaybta 6aad

🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.

Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay! 🎓✨



Sawirro | Qaybta 5aad🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabi...
27/08/2026

Sawirro | Qaybta 5aad

🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.

Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay! 🎓✨



Sawirro | Qaybta 4aad🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabi...
27/08/2026

Sawirro | Qaybta 4aad

🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.

Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay! 🎓✨



Sawirro | Qaybta 3aad🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabi...
27/08/2026

Sawirro | Qaybta 3aad

🎓 Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 23aad ee Jaamacadda Hargeysa.

Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay! 🎓✨



Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:30
Tuesday 07:00 - 19:30
Wednesday 07:00 - 19:30
Thursday 07:00 - 19:30
Saturday 07:00 - 19:30
Sunday 07:00 - 19:30

Telephone

+252638888120

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University of Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to University of Hargeisa:

Shortcuts

Share