Ilays Secondary School, Shiraaqle

Ilays Secondary School, Shiraaqle Halkan kala soco wax qabadka maalinlaha ah ee dugsiga. Fadlan taabo LIKE.

Farduus Axmed Wacays oo ka tirsan Fasalka 1B ayaa ku guulaysatay tartankii farshaxanimada Fasalka.
10/05/2026

Farduus Axmed Wacays oo ka tirsan Fasalka 1B ayaa ku guulaysatay tartankii farshaxanimada Fasalka.

STUDENT OF THE WEEK   05/05/26.HAMBALYO....HAMBALYO...HAMBALYO..Marwo Hamse Ali    waxay noqotay ardayaddii ugu dadaalka...
05/05/2026

STUDENT OF THE WEEK 05/05/26.

HAMBALYO....HAMBALYO...HAMBALYO..
Marwo Hamse Ali waxay noqotay ardayaddii ugu dadaalka badnayd wiiggan fasalka 2B iyadoo hoggaanka u qabatay fasalka xagga maaddada Englishta dhammaadka sannad dugsiyeedka 2026...waxaanu leenahay h**e u soco oo guulayso!

Maamulka dugsiga Ilays, Shiraaqle ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay gudidii maamulaysay Tartanka Quraanka kariimka ah ee bi...
10/03/2026

Maamulka dugsiga Ilays, Shiraaqle ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay gudidii maamulaysay Tartanka Quraanka kariimka ah ee bisha ramadaan oo dugsiga ka qabsoomay.

10/03/2026

STUDENT OF THE WEEK 10/03/26.

HAMBALYO....HAMBALYO...HAMBALYO..
Busharo Farhan Abdi Jama waxay noqotay ardayaddii ugu dadaalka badnayd wiiggan fasalka 2C iyadoo hoggaanka u qabatay fasalka xagga maaddada Englishta...waxaanu leenahay h**e u soco oo guulayso!

09/03/2026

Kelmadii maamule xigeenka dugsiga sare ee Ilays, Shiraaqle Farxaan Cumar Ibrahim.

09/03/2026

Maamulaha dugsiga sare ee Ilays, Shiraaqle Cali Faarax Jibriil ayaa faahfaahin ka bixiyay xafladda abaal marinta ardaydii ka qayb gashay tartanka Quraanka kariimka ah.

Xafladda Abaal marinta ardaydii ku tartantay Qura,aanka kariimka ah bisha Ramadaan.Tartankaas oo dugsiga ka Socday labo ...
09/03/2026

Xafladda Abaal marinta ardaydii ku tartantay Qura,aanka kariimka ah bisha Ramadaan.
Tartankaas oo dugsiga ka Socday labo todobaad ayaa maanta la soo gunaanaday ilaahay Mahaddii.

04/03/2026

Tartanka Quraanka Kariimka ah.

03/03/2026

Tartanka Quraanka Kariimka ah ee dugsiga Ilays Shiraaqle oo gebogebo ku dhaw.

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:30
Tuesday 07:00 - 12:30
Wednesday 07:00 - 12:30
Saturday 07:00 - 12:30
Sunday 07:00 - 12:30

Telephone

+252634732975

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilays Secondary School, Shiraaqle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ilays Secondary School, Shiraaqle:

Shortcuts

Share

Category