Maahir Medical College

Maahir Medical College welcome @@@ MAAHIR MEDICAL COLLEGE @@@ More practice makes you perfect. # # #

02/02/2025

Maahir Medical Collage
analysis.
examination
examination
cells

Caafimaadku Waa Gaadhiga aynu ku socono.  MEDICAL COLLEGE waa madal aad ku barankarto Courses ugu muhiimsan ee Cafimaadk...
26/01/2025

Caafimaadku Waa Gaadhiga aynu ku socono.
MEDICAL COLLEGE waa madal aad ku barankarto Courses ugu muhiimsan ee Cafimaadka. Baro Oo bulshadaada ugu shaqee.

Jumca kariim   Medical College
23/01/2025

Jumca kariim
Medical College

Wali Waxa socoto diwaangalinta ardayda qaadanaysa Course Nursing. Hadii aanad wali is diwaangalin Fursad Ayaad haysataa ...
21/01/2025

Wali Waxa socoto diwaangalinta ardayda qaadanaysa Course Nursing. Hadii aanad wali is diwaangalin Fursad Ayaad haysataa Halkan xogta ka ogow https://chat.whatsapp.com/EtLYm9SZv3HGM8jZGzLt1u
ama nagu soo booqo Xafiiska College oo ku yaala Fooqa shirkada bari iyo Galbeed.

19/01/2025

MAAHIR MEDICAL COLLAGE
BUSHAARO….BUSHAARO….BUSHAARO
Maahir Medical Collage waxa uu idiinku bushaaraynayaa in uu 25-01-25 idiin bilaabayo kooras kooban oo lagu baranayo farsamooyinka ay gacanta ka qabtaan dadka nursing bartaa. Kooraskan waxa qofka lagaga dhisayaa practical-ka sida: Kanoole xidhista, toliinka dhaymaha, irbadaha, cabiraadaha iyo wax kasta oo gacanta laga qabto.
Course Kan ayaa Socon doona mudo 3 Bilood oo kaliya ah.Iyadoo ardaygu heli doono Practical iyo Theary dhamaystiran.

Halkan iska diwaangali https://chat.whatsapp.com/EtLYm9SZv3HGM8jZGzLt1u
ama Nagu soo booqo Xafiiska College,oo ku yaala Fooqa ku xiga Shirkada Bari iyo Galbeed.ama la xidhiidh 063 4475549.

18/02/2024

@@ Maahir Medical College

New classes available at Maahir Medical College.

14/02/2024

Maahir Medical College ugu kaalay aqoon itus oo I taabsii ah. Maqal iyo Muuqaal. Theory and practical.
FADLAN HA LA SOO SHEEGO MAGACA PARASITE KA: @@@@ wadnmahadsan tihiin Macallin iyo ardayba.

29/09/2023
13/01/2023

Please identify??? Macroscopic Examination of stool. What moves???? Welcome to Maahir Diagnostic and Medical Technology Centre. Practice makes u perfect.

07/01/2023

Please identify??? Do you see any movement inside?? What moves? !!!!@@@

09/09/2022

Address

Abdi Rahman Tuur Street
Hargeisa

Telephone

+252634002888

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maahir Medical College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category