Hanad Caraale Cayuuni

Hanad Caraale Cayuuni Hanad Caraale Hanad Caraale Cayuuni

Kualankii maanta hadhimo sharafeed loo sameeyey Badhasaabka iyo Badhasaab Ku-xigeenka Cusub ee dhawaan uu Madaxweynuhu m...
06/09/2026

Kualankii maanta hadhimo sharafeed loo sameeyey Badhasaabka iyo Badhasaab Ku-xigeenka Cusub ee dhawaan uu Madaxweynuhu magacaabay Gobolka Sanaad, Md. Maxamed Xasan Faahiye iyo Md. Siciid Ibraahin Maxamed.
Waxaa xusid muddan in ay qeyb ka aheyd Marwo Maryan Maxamuud Dirrir oo ah haweenka foolaadka u’ah Haweenwaynaha Gobolka Sanaag.

Sidoo kale Hadhimo-sharafeedka ayaa waxa ka soo way galay Xildhibaano, Wasiiro, Aqoonyahanno, waxgarad, madax-dhaqameed, cuqaal, haween iyo dhallinyaro, kuwaas oo dhammaantood uga mahadceliyey Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada martiqaadka iyo hadhimo-sharafeedka uu ku maamuusay madaxda cusub ee Gobolka Sanaag.

Badibada haldoorkii ka soo qaybgalay waxay bogaadiyeen tallaabada lagu soo dhawaynayo masuuliyiinta cusub, iyaga oo u rajeeyey guul iyo in ay si wanaagsan ugu adeegaan bulshada iyo horumarka Gobolka Sanaag. Waxaana ay ballanqaadeen in ay si buuxda ula shaqayn doonaan madaxda cusub, si loo xoojiyo wada-shaqaynta, nabadda iyo horumarka Gobolka.

30/08/2026

Update Hindia India 🇮🇳 oo aqoon sanaysa Jamhuuriyadda Somaliland

22/08/2026

Siyaasi Fihiima Quunje oo soogaadhay Xarunta Guud ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Somaliland.

19/08/2026

16/08/2026

Soosheeg Magaca Saxafiga cagaha maciinsaday😂😂

16/08/2026

Degdeg Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo kawarbixiyay Xaalada Colaadaha galbeedka

20/07/2026

👀

Address

Hargeisa

Telephone

+252637577750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hanad Caraale Cayuuni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hanad Caraale Cayuuni:

Shortcuts

Share