04/06/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐ช๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐๐, oo ay soo jeedisay ๐๐ข๐ฆ๐๐จ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข. Casharkan ayaa diiradda lagu saaray ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ง๐ค๐,isagoo ardayda ku kordhiyey aqoon iyo xirfado muhiim ah oo la xidhiidha adeegyada caafimaadka.
03/06/2026
๐๐ซ. ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐ฐ๐ ๐๐๐ฌ ayaa kulan ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก ๐ฎ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง kaas oo diiradda lagu saaray horumarinta maamulka iyo hoggaaminta casriga ah.
Kulankan ayaa lagu falanqeeyey hababka lagu xoojin karo tayada maamulka, kobcinta xirfadaha hoggaaminta, hagaajinta wada-shaqaynta shaqaalaha, iyo abuurista jawi shaqo oo wax-ku-ool ah kana turjuma hufnaan, hal-abuur iyo horumar waara.
Kulan aqooneedkan waxa laga faaiday khibrado iyo aqoon qoto dheer oo ku saabsan ๐ก๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง, ๐ ๐จโ๐๐๐ง ๐ช๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ-๐ค๐ฎ-๐จ๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก, iyo doorka muhiimka ah ee hoggaamiyeyaashu ku leeyihiin horumarinta hayโadaha tacliinta sare.
Kulankani wuxuu qayb ka yahay dadaallada ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง ee lagu tayeynayo awoodaha maamulka iyo shaqaalaha, si loo sii xoojiyo tayada waxbarashada iyo adeegyada ay bulshada u hayso.
02/06/2026
Frantz Fanon University waxay qabanaysaa ๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐๐ (๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐ฆ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐๐ฒ ๐๐๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ ๐๐๐ฐ๐๐จ๐ซ๐ง ๐๐๐ซ๐).
Casharkan waxaa soo jeedin doonta Nimao Mohamed Abdillahi, iyadoo lagu falanqayn doono daryeelka degdegga ah ee hooyada iyo dhallaanka. Kulan aqooneedkani waxa uuka dhici doonaa Hoolka Jaamacadda Frantz Fanon 03 June 2026, saacadda 4:00 PM.
02/06/2026
๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฅ๐ค๐๐ก๐ (๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ฒ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก) ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฅ๐ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฅ๐ค๐๐ก๐ ๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ (๐๐ฑ-๐๐๐๐๐ง๐ฅ๐ข๐๐๐๐ฑ) ๐๐๐๐จ๐ง๐๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ. Adeegyadan ayaa isugu jiray baadhitaanno caafimaad oo afka iyo ilkaha ah, wacyigelin ku saabsan nadaafadda afka, talooyin caafimaad iyo kor u qaadista fahamka ardayda ee muhiimadda daryeelka afka iyo ilkaha si looga hortago cudurrada ku dhaca afka.
Barnaamijkan ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Jaamacadda Frantz Fanon ku xoojinayso isku xidhka waxbarashada, tababarka xirfadeed iyo adeegga bulshada. Sidoo kale, wuxuu fursad muhiim ah u ahaa ardayda kulliyadda inay aqoontooda ku dabaqaan xaaladaha dhabta ah ee bulshada, iyagoo kor u qaadaya wacyiga caafimaadka afka iyo ilkaha.
Jaamacaddu waxay uga mahadcelinaysaa maamulka, macallimiinta iyo ardayda
๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐ก๐๐๐ค๐ก ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ (๐๐ฑ-๐๐๐๐๐ง๐ฅ๐ข๐๐๐๐ฑ) soo dhawaynta diirran iyo wada shaqaynta wanaagsan ee ay la yeesheen ardayda iyo macallimiinta Jaamacadda.
Frantz Fanon waxay sii waddaa dadaalladeeda ku aaddan horumarinta caafimaadka bulshada iyo diyaarinta xirfadlayaal caafimaad oo leh aqoon, karti iyo masuuliyad bulsho.
02/06/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง oo kaashanaysa ๐๐๐๐๐๐ ayaa qabanaysa Barnaamijka ๐๐๐ซ๐๐๐ซ๐ฎ๐ ๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ ๐๐๐/๐๐๐๐ ee Ardayda Jaamacadaha.
Barnaamijkan ayaa ujeeddadiisu tahay kor u qaadista wacyiga bulshada, gaar ahaan dhallinyarada jaamacadaha, si ay u helaan faham sax ah oo ku saabsan ๐๐๐ ๐๐๐๐, hababka uu ku faafo, sida looga hortagi karo iyo muhiimadda ay leedahay in la jebiyo takoorka iyo faquuqa la xidhiidha xanuunkan.
02/06/2026
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง ayaa qabanaysa ๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก oo ku saabsan:โ๐๐ซ๐ฎ๐ ๐๐๐ฅ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ข๐ง ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ ๐๐๐๐ง๐๐ซ๐ข๐จ๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐๐ญ๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ฌโ.
Kulan aqooneedkan waxaa soo jeedin doona ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฅ๐ข (๐๐๐, ๐.๐๐ก๐๐ซ๐ฆ๐๐๐ฒ, ๐๐๐, ๐๐๐๐), oo ah aqoonyahan khibrad u leh culuumta caafimaadka iyo farmashiyaha.
Kulankan ayaa diiradda lagu saari doonaa hababka saxda ah ee xisaabinta daawooyinka, fahamka qiyaasaha caafimaad, iyo sida loogu dabaqo xaaladaha kala duwan ee goobaha caafimaadka, si loo xaqiijiyo badbaadada bukaanka iyo tayada adeegyada caafimaad.
๐
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ช๐ญ๐ข: ๐๐:๐๐ ๐๐
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐
๐
๐ ๐๐๐ฅ๐ฅ, ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐
Aqoontu waa saldhigga xirfadda wanaagsan ee ha seegin fursaddan muhiimka ah.
02/06/2026
๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐ซ๐๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ (๐๐๐ฐ) ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐
๐ซ๐๐ง๐ญ๐ณ ๐
๐๐ง๐จ๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐ช๐๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ซ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐๐๐ (๐๐ฎ๐๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐) oo muhiim ah oo ku saabsan โ๐
๐ฎ๐ง๐๐๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฌ ๐จ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง๐ข๐ญ๐๐ซ๐ข๐๐ง ๐๐๐ฐโ, kaas oo loo diyaariyey ardayda Semester Five.
Casharkan waxa soo jeediyey Mahad Mohamed Yusuf (๐๐๐, ๐๐๐), oo ah Garsoore Sare (๐๐๐ง๐ข๐จ๐ซ ๐๐ฎ๐๐ ๐), kana hadlay mabaadiโda aasaasiga ah ee Xeerarka Caalamiga ah ee Baniโaadannimada iyo doorka ay ku leeyihiin ilaalinta xuquuqda aadanaha xilliyada colaadaha.
Barnaamijkan aqooneed ayaa ardayda siiyey fursad ay ku kobciyaan fahamkooda dhinaca sharciga caalamiga ah, iyagoo ka faaโiidaysanaya aqoonta iyo waayo-aragnimada khabiirka casharkan bixinayey.
Kulankani waxa uu qayb ka yahay dadaallada Kulliyadda Sharciga iyo Qaanuunka ee kor loogu qaadayo tayada waxbarashada iyo diyaarinta arday aqoon iyo xirfad sare leh.