Macalim online

Macalim online

Share

halkan waxaad kahelaysa waxbarsho.maadi iyo.diiniba www.higaad.com

06/04/2022

Alow.naga badbàdi cadabul qabriga

29/06/2021

Subxaan yaa ,allah, naga nabadgali cadaabul qabriga

26/06/2021

Masha allah bage like iyo share ha.hilmaamina

06/05/2021

Kubar ciyaalkaga mudo 3bil ah barashada hingaada carabiga adiga oo jooga meelkasta aduunka kawac macalimka.whatsup +252634085755

Photos from Macalim online's post 09/04/2021

Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Jirkaaga dhinaciisa, Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee .? 😭

Waa Marka Lagu dhaqayo iyo Marka Lagu karfinayo Labadaba.

Marka Lagu soo duugo Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jirkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo lagana soo tago 😭😭😭😭.

Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay Camal Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax Mar Oo isku Xig Xigto Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.

Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jiro godka qabriga dhexdiisa , Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabiga ayaad Madax Ku dir dirsaneysa

Marka Aad Aragto Xaaladaada in aysan Caadi aheeyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.

Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.

Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal , Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga csw.

Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara 😢

Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa labo albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada
Mid ka Kale isagane Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.

Markaa ka dib Labo Meel mid ayaad Aadi Ama janno Ama Naar Allah Naga badbaadiyee

Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyo Asxaabtaada

Waxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Oranayaa, Waxaa Kuu imaaday Wiikaaga ama Hooyada Ama Gabadhaada Ama Xaaskaaga.

Ruuxdaada Weey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa buurka Sare Ee Carada Qabriga , Waxeey rabtaa in ay dhageeysato Waxa Uu dhihi doona qofka imaaday Ee Soo Booqdaha ah.

F: G: Waxaan jecleystay inaan Nafteeyda iyo Naftaada geerida Xasuusiyo si Aan Uga towbad keeno Dambiyada aan galeyno Wll mcn

-Dhamaanteen Allah Noo dambi dhaafo
- Khaatumada Allah Noo hagaajiyo Aamiin dheh

Hadaba Waan Ku soo gaarsiiyay Dacwadan Adigane Allah dartiis U faafi Nabiga scw scw
Waxa Uu yiri " بلغوا عني ولو كان ءاية "

Kurbada Ku Hayso Allah Haka Qaado Hadad So Qortid (Aamiin Aamiin)Siina Share Gareysid.

Illaahow Qofkii Faafiya Muraadkiisa Aduun Iyo Aakhiro U Sahal, Illaahow Qofkii Faafiya Cadaabta ka Xuree, Illaahow Qofkii Faafiya Caafimaad Sii, Illaahow Qofkii Faafiya Guur Qeyr Qaba Usahal.... Aamiin Ya Allah..

l

dugsiga 06/02/2021

Dugsiga barashada quraanka iyo hingaada waxa uu qaadanaya arday cusub fadlan kawac whatsup 00252634085755

dugsiga

22/01/2021

Macalim quraan online waxa uu qaadanaya laba fasal oo kala ah mid xifdiga qur.aanka.iyo fasal barashada hingaada carabiga yaryar iyo waawaynba dugsigu waa ufurunayahay casharada waa online fadlan kawac maamulka dugsiga whatsup 00252634085755 ama skybe naasir901

24/09/2020
18/09/2020

Dugsiga barashada quraanka iyo akhrinta higaada carabiga waxa uu qaadanaya bishan arday cusub hadaba. hadaad ubaahantahay soo WAC whatsupka 00252634085755

01/04/2020

Kubaro quraanka online waxaad kahelaysaa dugsiga macalimiin khibrad uleh dhigista diinta

20/10/2019

macalim online waxa uu dadka online kubaraa xifdiga qur.aanka.kariimka sidoo kale waxa uu dadka aan waxba qorin waxna akhriyin kadhisaa higaada, carabiga, fadlan lasoo xidhiidh hadaad ubaahantahay

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 01:05 - 13:00
Tuesday 09:00 - 23:00
Wednesday 09:00 - 23:00
Thursday 09:00 - 22:55
Friday 09:00 - 23:00
Saturday 09:00 - 23:00
Sunday 09:00 - 23:00