Wasaaradda Madaxtooyada JSL Waa bogga rasmiga ah ee Wasaarada Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland.
Saeed Gaydh
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Saeed Gaydh, Tutor/Teacher, hargeysa somaliland, Hargeisa.
Jumma mubarak
Ciid wanaagsan ehel iyo asxba
Galab wanaagsan
06/10/2019
markale iyo musharax macalin siciid gaydh khayre ilmaadeerayaal markale waan idinsalaamayaa guud ahaan gar ahaana labada odey ee cumar iyo ismaaciil ee sida degdega ah isusoo xilqaamay hadaan usoo noqdo tii daneed intagudaha joogtaa waaxoggogaale inta maqana war ugumadhina'e bal hadana doorashadan waxa usharaxan 175 xubnood waxaana kugadaaman duruufo xusidooda mudan 1:diiwaangalin la'aan oo maanta musharaxa kadhigtay inaanu garankarin codka uu ubaahan yahay 2:doorashadan oo ah doorasho toosa ama codadka musharaxkastaa haysto gaar uleeyahay su'aashuse tahay urur/xisbi kuuyahay kuxidhanaaneyso sadaashiisa dhicid ama soo bixid oo ku xidhan halkursi qiimihii hadana hadana todobada urur kuraastooda qiimahooda oo kala qiima ah 3:qorshe xumo saamaynkarta murashaxa habkan tisada laga dhigay astaantii 4:muraaqibka oo isna soo kordhay haddii aan tabab jirima iyana waa dhibkale balhadaba kuwani waa kuwa ugu sahlane maxaydun umalayn sidee looga gaashaman karaa?waan idin salaamayaa
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Contact the school
Website
Address
Hargeysa Somaliland
Hargeisa