🚫Qiimahi h**e ee Kooraska *$15*
✅️Qiimaha hada $5 oo kali ah
🏆Online teaching
Ma tahay macalin ama xirfadle kale
Kuso dhawaw koorsada
🕰️ Waxa ad ku baran doonta
Habka Online wax logu dhigo
Sido kale habka lo diyaariyo koorso online ah ama online casharo logu bixiyo
Kaas oo kuu dhaliya saamayn wayn iyo dakhli adag
Guji halkan si aad ugu biirtid group ka guud ee sahal academy taas oo ay ku wada jiraan mamul iyo macaliminba hadii aad wax suaalo ah oo dheraad ah qabtid Nala soo wadaag insha allaah
https://chat.whatsapp.com/ClQ7Clp2fbYJEDh4eoqV5a
Fadlan muqaalkan dhamayso
Sahal academy
ku soo dhawoow Sahal academy wa madal waxbarasho oo aad ka heleysid Cilmi badhis iyo tababar
Free online teaching training (ku baro qaabka online wax loogu dhigo)
30/12/2024
💢 FREE COURSE
OGEYSIIS OGEYSIIS
Sahal online Academy waxa uu qaadan doonaa Ardey cusub oo fogaan arag ah bisha 1aad 2025 koorsada online teaching training(qaabka online wax loogu dhigo), waxana aanu kugu sameynay qiimo dhimisti Abid ugu sareysay si free ah ayaad ku baraneysa hadaad buuxisid shurudan.
1. Follow dheh page
2. Like and share
3. Coment ku soo qor waxa aan ahay diyaar
✅ Casharada waxaa lagu qaataa Telegram
✅ Casharo muuqaal ah (HD).
Ama ku dhufo linkiga what's app ka 65 9523088
💢OGEYSIIS MUHIIM AH
Sahal online Academy waxa uu qaadan doonaa fasal cusub oo fogaan arag ah bisha August koorsada online teaching training(qaabka online wax loogu dhigo), waxana aanu kugu sameynay qiimo dhimisti Abid ugu sareysay 66% Discount.
✅ Casharada waxaa lagu qaataa Telegram
✅ Casharo muuqaal ah (HD).
✅ Shahaado free ah marka aad koorsada dhameysatid.
NAGALASO XARIIR LAMBARKA
0659523088/0634839953
Ama ku dhufo linkiga hoose ee what's app ka
27/07/2024
Soodhawoow;
Kawaran Hadii aan Kaa caawino barashada habka online wax loogu dhigo ee looga sameeyo sumcad iyo lacag.
Waxaan tababarkan siinay macalimiin iyo xirfadlayaal 200 ka badan oo jooga dalka iyo debediisaba.
Fadlan Nagala soo xidhiidh
Number: 0659523088
Sahal online academy
Waa academyad u diyarsan cawinta iyo tababarida macaliminta ama xirfadlayasha jecel inay online wax ku dhigaan course ka ugu weyn ee aan mudo 4 Sano ah soo dhigeynay online teaching training
24/07/2024
Outstanding Thesis Award
8,000 - 10,000 oo Thesis ayay sannadkii waqtigan oo kale qoraan ardaydeena jaamacaduhu, tolow ma lagu jiheeyaa wax dalka saamayn ku leh waqti xaadirkan sida: Isbedelka cimilada, Doorashooyinka Somaliland, Baahida Tamarta, Xiisadaha Geeska, Isbedelka dhaqaalaha dunnida, Cudurada soo siyaaday, iwm.
Abaal marin heer jaamacadeed ama heer qaran oo la siiyo mawduucyada ugu wanaagsan waxay dhiirigalisaa in ardayda iyo macalimiintu u hagar baxaan kumanaan cilmibaadhisood oo siyaasadaha qaranka jaangooya !!
05/07/2024
Waxa aan ku diyarinay course
Free ah oo online teaching ah
Hadaba hadaad jeceshahay inaad
Aqoontada macalinimo ama
Xirfadada ku bixisid online
Waxa aanu ku bari doona qaabka
Online Wax loogu dhigo waxa
Keliya oo aad iska bixineysa
5$ oo diwangelin ah soo
Dhawoow hadaad diyaar tahay
https://chat.whatsapp.com/ClQ7Clp2fbYJEDh4eoqV5a
15/06/2024
Ciid mubarik
عيد مبارك كل عام وانتم بخير
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa