Tawakal primary and kg schools

Tawakal primary and kg schools Tawakal school is a primary education institute that provides its services in Mohamed Mooge district

Waxaan Hambalyo iyo duco u dirayaa dhamaan ardayda imtixaanka u fadhiisan doonta ee Dugsiga Tawakal primary school gaar ...
16/06/2023

Waxaan Hambalyo iyo duco u dirayaa dhamaan ardayda imtixaanka u fadhiisan doonta ee Dugsiga Tawakal primary school gaar ahaan fasalka sideedaad
Sannad Dugsiyeedka 2022-2023
Waxaan Alle uga baryayaa in uu guuleeyo dhamaantood.

Beri oo ay bishu tahay 15/09/2022Waxa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa imtixaanka Qaranka Jamhuuriyada S/land ee Dugsig...
14/09/2022

Beri oo ay bishu tahay 15/09/2022
Waxa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa imtixaanka Qaranka Jamhuuriyada S/land ee Dugsiga sare iyo Dugsiga hoose.
Guul ayaan u rajeynayaa dhamaan Ardayda imtixaanka sugaysa gaar ahaan kuwa Dugsiga Tawakal.

Waa Ardayda fasalka 8 aad ee imtixaanka u fadhiisan doonta insha  Allah. sannad dugsiyeedkan  11/06/2022 Waxaan lllahay ...
08/05/2022

Waa Ardayda fasalka 8 aad ee imtixaanka u fadhiisan doonta insha Allah.
sannad dugsiyeedkan 11/06/2022 Waxaan lllahay ka baryayaa in uu guuleeyo dhamaantood.

Ubaxii wadanka Waxaan leeyahay guulaysta meel kasta oo aad joogtaan.
08/05/2022

Ubaxii wadanka
Waxaan leeyahay guulaysta meel kasta oo aad joogtaan.

Maanta oo ay bishu tahay 18/06/2021 waxaan dhiiri gelin iyo duco udirayaa dhamaan ardayda u fadhiisan doonta imitaxaanka...
18/06/2021

Maanta oo ay bishu tahay 18/06/2021 waxaan dhiiri gelin iyo duco udirayaa dhamaan ardayda u fadhiisan doonta imitaxaanka shahaadiga ee qaranka jamhuuriyada soomaaliland ee fasalada 4aad iyo 8aad maalinta sabtida oo taariikhdu tahay 19/06/2021.
Waxaan si gaara dhiiri gelin, boorin iyo duco aan la soo koobi karin u dirayaa ardayda fasalada sideedaad ee dugsiga Tawakal.
anagoo ku kalsoon aqoontooda , asluubtooda iyo dadaalkii aanu gelinay waxaan leeyahay guul ayaan idiin rajaynayaa dhamaantiin insha allah.

22/04/2021

Mubaarig Xiis Xasan guulayso adeero oo h**e u soco.

Mansha allah.Alle ayaa mahad oo dhan le waxa maanta oo ay bishu ahayd 07/03/2021 noo qabsoontay xaflad qurux badan.Xafla...
07/03/2021

Mansha allah.

Alle ayaa mahad oo dhan le waxa maanta oo ay bishu ahayd 07/03/2021 noo qabsoontay xaflad qurux badan.

Xafladan oo xidhitaan u ahayd tartan aqooneed mudo u socday ardayda dugsiga gaar ahaan fasalka 7aad waxanay guushi raacday .

Waa xafladdii furitaanka dugsiga tawakal= 17/08/2013
23/10/2020

Waa xafladdii furitaanka dugsiga tawakal= 17/08/2013

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Waxa galabta noo soo gabagaboobaytartankii kubada cagta ee dugsiga. .Waxana koobkii ku guulay...
23/10/2020

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Waxa galabta noo soo gabagaboobay
tartankii kubada cagta ee dugsiga.
.

Waxana koobkii ku guulaystay Fasalka 7A.

13/10/2020

Tawakal School

Hambalyo Hambalyo .waxa maanta oo jimce ahna noo qabsoomay kulankii labaad.waxanu tartanku dhex maray fasalka 8A iyo fas...
09/10/2020

Hambalyo Hambalyo .

waxa maanta oo jimce ahna noo qabsoomay kulankii labaad.

waxanu tartanku dhex maray fasalka 8A iyo fasalka 7A.

waxaan leeyahay hambalyo.

08/10/2020

Address

Hargeisa
252

Telephone

+252634419113

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tawakal primary and kg schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category