02/02/2024
Kusoo dhawoow HIRAD Center!
Waxa aanu kuugu Bushaaraynaynaa in aan in aanu bilaabayno Research Methods Training oo aanu siinayno ardayda jaamacadaha. Tababarkan waxaanu ugu talo galnay in aanu kaga caawino ardayda jaamacaha sidii ay u qori lahaayeen proposalada/theseska.
FG: Si aad isu diiwaan geliso fadlan buuxi linkiga hoose. Wixii warbixin dheeraad ah lasoo xidhiidh (063-4388990).
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSexVKssRFiCC2-wjqdJu_ih-gCjn91sfl-mOZjpg-trDqstFA/viewform?usp=sf_link