02/02/2022
Dhammaan ardayda qiimaha leh iyo daneeyeyaasha waxbarashada ee nagu xidhan waxaannu ku wargelinaynaa inaanu is beddel kooban ku samaynay magaca Akaademiga annaga u bedelnay Bravo College . Bile Academy ayaa u xuubsiibtay Bravo college . Ka dib markii ay gudida Bile Academy samaysay ( Reform ) dib u habayn .
Sidaas Darteed nagaga xidhnow Pagekan ayaannu u guurnaye
19/01/2022
---| Hambalyo |---
Guulaystaha hadiyadda Bile Academy.
Fatima Jaama
Ku xidhnow Pageka Bile Academy si aad tartanka weydiimaha Bile ugu qayb-gasho .
18/01/2022
KA MID NOQO ARDAYDA KA QALINJABISA AKAADEMIYADDA BILE
Waxaannu idiin daahfurnay fasallo waxbarasho Sannadka cusub awgii , kuwaasi oo Online ah , waxaana kamida
1. FINANCIAL ACCOUNTING
2. ENTREPRENEURSHIP SKILLS
3. TIME MANAGEMENT SKILLS
4. PERSONAL DEVELOPMENT SKILLS
5. LEADERSHIP SKILLS
6. BUSSINESS MARKETING SKILLS
7. CONFLICT RESOLUTION SKILLS
8. MANAGEMENT SKILLS
Iska diwaan geli what's app numberkan๐๐๐
+252659718598
Sidoo kale Waxaannu u hambalyeynaynaa ardaydii qaadatay kooraska Leadership skills BATCH 2 ( Xirfadaha Hoggaaminta ) Dufcaddii 2aad annagoo leh waad ku mahadsan tihiin dhammaantiinba sidii kartida badanayd ee aad u qaadateen kooraska oo ahaa mid Online ah oo muddo 1 usbuuca si toosa u socday .
Hambalyo Hambalyo ๐๐๐
15/01/2022
Ku guulayso abaalmarin lacageed, adoo fulinaya shuruudaha hoose ee Sawirka ka muuqda.
Mudada tartanku soconayaa waxay ka bilaabmaysaa xiliga postiga aanu baahinay kuna eg 48 sacaadood gudahood.
12/01/2022
๐๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ป ๐ต๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐ป ๐ป๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฏ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฟ๐ฎ๐ฏ๐๐ผ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐บ๐๐ฑ๐ฑ๐ผ ๐ธ๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ธ๐ต๐ฎ๐น๐๐๐๐ผ ๐ฏ๐ถ'๐ถ๐ฑ๐ป๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ต
๐
๐ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ถ๐ฑ
09/01/2022
๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ
๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ
๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ผ
Markii aannu aragnay dalabyo badan oo ardayda ka imanaaya baahida ay ardaydu u qabaan koorsooyinkan ,
Waxaannu go'aansannay inaannu u daahfurno koorsooyinkan Onlineka ah
๐ญ. ๐ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ฒ๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ( ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ )
๐ฎ. ๐๐ป๐๐ฟ๐ฒ๐ฝ๐ฟ๐ฒ๐ป๐ฒ๐๐ฟ๐๐ต๐ถ๐ฝ ๐๐ธ๐ถ๐น๐น๐ ( ๐๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ )
๐ฏ. ๐ฃ๐ฒ๐ฟ๐๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐ฑ๐ฒ๐๐ฒ๐น๐ผ๐ฝ๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐๐ธ๐ถ๐น๐น๐
( ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐พ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ )
๐ฐ. ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐ป๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น ๐ฎ๐ฐ๐ฐ๐ผ๐๐ป๐๐ถ๐ป๐ด ( ๐
๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐๐ต๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฎ )
Kuwaasi oo aannu si degdega diwaangelintooda u xidhmi doonto .
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ง๐๐๐ฉ๐ค ๐ ๐ค๐ค๐ง๐จ๐ค๐ค๐ฎ๐๐ฃ๐ ๐๐ฃ ๐ฆ๐๐๐ง๐ ๐ค๐ค๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐๐๐ฃ๐๐๐ก๐ ๐๐๐ก๐ ๐๐ฃ ๐
+๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฒ๐ฑ๐ต๐ณ๐ญ๐ด๐ฑ๐ต๐ด
07/01/2022
*KU SALLIYA XABIIBKA*
ุงูููู
ุตูู ุนูู ุณูุฏูุง ู
ุญู
ุฏ ูุนูู ุขูู ูุตุญุจู ุฃุฌู
ุนูู๐
04/01/2022
----- | OGEYSIIS MUHIIMA | -----
Waxaannu idiin daahfurnay fasallo waxbarasho Sannadka cusub awgii , kuwaasi oo Online iyo Offlineba leh , waxaana kamida
1. FINANCIAL ACCOUNTING( Barshada Xisaabaadka Shirkadaha Ganacsiga )
2. ENTREPRENEURSHIP SKILLS ( Xirfadaha Hal-abuurka Ganacsiga)
3. TIME MANAGEMENT ( Maaraynta wakhtiga )
Fasallada Onlineka ah
1. Leadership skills ( Xirfadaha Hogaaminta )
2. Personal development skills ( Xirfadaha Horumarinta Shaqsiyadda )
Iska diwaan geli what's app numberkan๐๐๐
+252659718598
Mahadsanid
01/01/2022
FURSADO MUHIIMA
Bile Academy waxa uu ugu bushaaraynayaa bahweynta waxbarashada jecel in Sannadka cusub aanu u daah furnay Fasallo cusub oo OFFLINE ah , kuwaasi oo kala ah :
1. FINANCIAL ACCOUNTING( Barshada Xisaabaadka Shirkadaha Ganacsiga )
2. ENTREPRENEURSHIP SKILLS ( Xirfadaha Hal-abuurka Ganacsiga)
3. TIME MANAGEMENT ( Maaraynta wakhtiga )
Sidoo kale waxaannu bixinaynaa Fursado waxbarasho oo Online ah , kuwaasi oo ah .
1. Leadership skills ( Xirfadaha Hogaaminta )
2. Personal development skills ( Xirfadaha Horumarinta Shaqsiyadda )
Iska diwaan geli what's app numberkan๐๐๐
+252659718598
Mahadsanid