EAU Pharmacy Skills Lab
Edna Adan University
Edna Adan University is an academic institution in Hargeisa Somaliland that offers higher education.
07/05/2026
Edna Adan University ayaa martigelisay Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jumuriyadda Somaliland, Dr Abdirahman Hussein Ismail, oo booqasho rasmi ah ku yimid Jaamacadda.
Booqashadaas ayuu kaga qaybgalay xarig ka jarista Practical Room cusub oo lagu soo kordhiyay kulliyadda Pharmacy-ga, kaas oo loogu talagalay kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha waxbarasho ee ardayda dhigata kulliyaddan. Practical Room-kan cusub ayaa door muhiim ah ka qaadan doona tayaynta tababarrada gacanta laga qabto iyo diyaarinta arday xirfad iyo aqoon caafimaad oo heer sare leh leh.
07/05/2026
Cisbitaalka Edna Adan iyo Cisbitaalka Weyn ee magaalada Hargeysa (Hargeisa Group Hospital) ayaa si wadajir ah uso xidhay tababar ku saabsana caafimaadka maskaxda.
Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda saarayey kor u qaadista xirfadaha shaqaalaha caafimaadka, Xoojinta Xirfadaha, Hagaajinta Daryeelka iyo Taageeridda bad-qabka Maskaxda.
Ka qaybgalayaasha tababarka ayaa laga soo xulay gobollada dalka, si loo xoojiyo adeegyada caafimaadka maskaxda ee bulshada.
06/05/2026
Cisbitaalka iyo Jaamacadda Edna Adan ayaa si wadajir ah uso xidhay tababar horumarsan oo ku saabsan xirfadaha qalliinka.
Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda saarayay:
✅ Farsamooyinka Tolista (Suture Techniques)
✅ Maaraynta Dhaawacyada Degdegga ah (Traumatic Injury Management)
✅ Daryeelka Nabarrada (Wound Care).
06/05/2026
https://youtu.be/N5raTIGQsyo?si=yRa4NI2oMNtCPupT
HIGHER EDUCATION TODAY - Somaliland's Edna Adan Hospital HIGHER EDUCATION TODAY -- Somaliland's Edna Adan Hospital -- Guests: (1) Edna Adan Ismail, Founder and Director, Edna Adan Hospital; (2) Shukri Dahir, Head o...
05/05/2026
Happy International Midwifery Day!
04/05/2026
Cisbitaalka iyo Jaamacadda Edna Adan ayaa si wadajir ah u qabtay tababar horumarsan oo ku saabsan xirfadaha qalliinka.
Tababarkan oo socon doona laba maalmood ayaa diiradda saaraya:
✅ Farsamooyinka Tolista (Suture Techniques)
✅ Maaraynta Dhaawacyada Degdegga ah (Traumatic Injury Management)
✅ Daryeelka Nabarrada (Wound Care).
04/05/2026
Cisbitaalka Edna Adan iyo Cisbitaalka Weyn ee magaalada Hargeysa (Hargeisa Group Hospital) ayaa si wadajir ah u qabtay tababar ku saabsan caafimaadka maskaxda.
Tababarkan oo socday laba maalmood ayaa diiradda saarayey kor u qaadista xirfadaha shaqaalaha caafimaadka, Xoojinta Xirfadaha, Hagaajinta Daryeelka iyo Taageeridda bad-qabka Maskaxda.
Ka qaybgalayaasha tababarka ayaa laga soo xulay gobollada dalka, si loo xoojiyo adeegyada caafimaadka maskaxda ee bulshada.
30/04/2026
Happy Labor Day!
30/04/2026
This article, co-authored by Dr. Edna Adan Ismail and Ridwan Mohamoud Ahmed among others, examines the critical landscape of maternal health and midwifery in post-conflict regions. It highlights the pioneering efforts of the Edna Adan University Hospital in Somaliland to reduce maternal mortality rates through professional training and community-based healthcare interventions. The work emphasizes the transformative power of education and specialized medical care in rebuilding healthcare infrastructure within resilient communities.
https://www.sciencedirect.com/science/article/pii/S1871519226000442
A public announcement from Edna Adan university.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Iftin Road
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 19:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |