Surad Specialist Clinic

Surad Specialist Clinic We operate 24/7 to ensure continuous care and medical stabilization for the commun

Surad Specialist Clinic is a modern outpatient healthcare facility offering high-quality, ethical medical services with experienced specialists and full diagnostic support.

16/06/2026

Daweynta Xummadda Dengue

Dr. Mustafe Muxumed Aw-Cali
Takhasuska xanunada urkujirta

less

14/06/2026

Calaamadaha Xummadda Dengue

Dr. Mustafe Muxumed Aw-Ali
Takhasuska Xanuunnada Uurku-Jirta

๐ŸฆŸ Wacyigelin ku Saabsan Xummadda Dengue: Ka Digtoonow, Ka Hortag.Wacyigelintan waxaa soo gudbinaya Dr. Mustafe Muxumed (...
02/06/2026

๐ŸฆŸ Wacyigelin ku Saabsan Xummadda Dengue: Ka Digtoonow, Ka Hortag.

Wacyigelintan waxaa soo gudbinaya Dr. Mustafe Muxumed (MD, MPH, Internist), oo ka mid ah dhakhaatiirta ka shaqeeya Surad Specialist Clinic.

๐ŸฆŸ๐ŸŒ๐Ÿ’š

Wacyigalinta Xanuunka Xumadda DR. Mustafe Maxamed Ali

โœจ Eid Mubarak from Surad Specialist ClinicMay this blessed Eid bring peace, happiness, and good health to you and your f...
27/05/2026

โœจ Eid Mubarak from Surad Specialist Clinic

May this blessed Eid bring peace, happiness, and good health to you and your family. ๐ŸŒ™๐Ÿ’š

โœจ Hadda waxaad si fudud uga qabsan kartaa ballamaha dhakhaatiirta ka hawlgala ๐’๐ฎ๐ซ๐š๐ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ adigoo adeegsanaya...
10/05/2026

โœจ Hadda waxaad si fudud uga qabsan kartaa ballamaha dhakhaatiirta ka hawlgala ๐’๐ฎ๐ซ๐š๐ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ adigoo adeegsanaya ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐€๐ฉ๐ฉ.

Dhakhaatiirta hadda laga heli karo waxaa ka mid ah:

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐Ÿ๐ž ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข
Takhasuska: ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ-๐ค๐ฎ-๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐š

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข
Takhasuska: ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š

๐Ÿ“ฒ Si aad ballan uga qabsato dhakhaatiirtan:
โ€ข Kala soo deg ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐€๐ฉ๐ฉ: [https://onelink.to/shaafiapp](https://onelink.to/shaafiapp)
โ€ข Ama wac number-ka gaaban ee 3177 si ballan laguugu qabto.

Waxa Shaafi App ku soo biiray oo hada aad ka goosan kartaa khaadhadhka dhakhtarada ka hawlgala ๐’๐ฎ๐ซ๐š๐ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ ๐‚๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐œ oo kala ah; ๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐Ÿ๐ž ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ฐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข oo ku takhasusay dawaynta ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐”๐ฎ๐ซ-๐ค๐ฎ-๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐š & ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข oo ku takhasusay dawaynta ๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ญ๐š. Hadaba si aad balan uga qabsatid Dhakharadan, fadlan la soo dag Shaafi App https://onelink.to/shaafiapp
ama soo wac numberka gaaban ee 3177 si balan laguugu qabto.

๐ŸŽฏShaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.

_
[email protected]
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
__



Address

Road No. 1
Hargeisa
252

Telephone

+252634474448

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Surad Specialist Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Surad Specialist Clinic:

Shortcuts

Share